{"id":155532,"date":"2021-01-11T13:21:10","date_gmt":"2021-01-11T10:21:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155532"},"modified":"2021-01-11T13:21:10","modified_gmt":"2021-01-11T10:21:10","slug":"daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Qaar kamid ah isimada dhaqanka ee deegaamada Puntland oo warbaahinta kula hadlay duleedka magaalada Garoowe ayaa waxa ay ka hadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo muranka la xiriira doorashooyinka sanadkaan 2021.<\/p>\n<p>Isimada oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga gudbo khilaafka hareeyey doorashada madaxtinimada Soomaaliya iyo barlamaanka, iyagoona caddeeyey inaysan aqbali doonin in Puntland ay ka harto doorashooyinka loo balansan yahay in dalka ay ka dhacaan kadib markii ay madaxda Puntland ka biyo diideen qaabka wax u socdaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayey ugu baaqeen inuu kaalin muhiim ah ka qaato arrimaha taagan isla markaana uu aqbali xallinta tabashooyinka ay qabaan maamulada kajira dalka iyo musharixiinta tartanka gelisaysa si meesha looga saaro waxkasta oo mugdi keeni kara.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Z7VwaJO3qfo\" width=\"778\" height=\"581\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah isimada dhaqanka ee deegaamada Puntland oo warbaahinta kula hadlay duleedka magaalada Garoowe ayaa waxa ay ka hadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo muranka la xiriira doorashooyinka sanadkaan 2021. Isimada oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga gudbo khilaafka hareeyey doorashada madaxtinimada Soomaaliya iyo barlamaanka, iyagoona caddeeyey inaysan aqbali doonin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah isimada dhaqanka ee deegaamada Puntland oo warbaahinta kula hadlay duleedka magaalada Garoowe ayaa waxa ay ka hadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo muranka la xiriira doorashooyinka sanadkaan 2021. Isimada oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga gudbo khilaafka hareeyey doorashada madaxtinimada Soomaaliya iyo barlamaanka, iyagoona caddeeyey inaysan aqbali doonin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-11T10:21:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-11T10:21:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah isimada dhaqanka ee deegaamada Puntland oo warbaahinta kula hadlay duleedka magaalada Garoowe ayaa waxa ay ka hadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo muranka la xiriira doorashooyinka sanadkaan 2021. Isimada oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga gudbo khilaafka hareeyey doorashada madaxtinimada Soomaaliya iyo barlamaanka, iyagoona caddeeyey inaysan aqbali doonin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-11T10:21:10+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/","name":"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg","datePublished":"2021-01-11T10:21:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-isimadii-puntland-oo-sheegay-inay-kaqayb-galayaan-doorasahda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-Isimadii Puntland oo sheegay inay kaqayb galayaan doorasahda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155532"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155534,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155532\/revisions\/155534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155533"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}