{"id":155539,"date":"2021-01-11T23:21:01","date_gmt":"2021-01-11T20:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155539"},"modified":"2021-01-11T23:21:01","modified_gmt":"2021-01-11T20:21:01","slug":"daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble &#038; Qoor-qoor"},"content":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid xubnaha Aqalka Sare ayaa ka hor yimid qorshaha DF ku dooneyso iney qeyb ka mid ah dalka ay ka bilowdo doorashada<\/p>\n<p>Muuse Suudi ayaa sheegay in Doorashada ay ka maqleen laba nin oo kasoo jeeda Beesha Hiraab oo kala ah Ra\u2019iisal wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo ka digay dagaal iyo qalalaase ka dhalan kara qorshahaas.<\/p>\n<p>\u201cHawiyaha aan afkiisa ka heyno waa Ra\u2019iisal Wasaaraha iyo madaxweynaha Galmudug, wixii waxay noqdeen Beel yar oo warkii loo soo dhiibay colaad dadkeeda ku gelineysa oo colaad dadkooda ugu baaqeysa shaqo waa la heli jiray, waana la heli doonaa, Saddex nin ma hadlin, laakin marag ayey ahaayeen, waana taagnaayeen, taagnaantooda ayaa xukmineynaa\u201d ayuu yiri Muuse Suudi.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay mowqifka Ra\u2019iisal wasaaraha ayuu yiri: \u201cRaiisal wasaaraha uma maleyneynin inuu Beesha Hiraab kaliya Ra\u2019iisal wasaare u yahay, Waxaan u maleynayey inuu Ra\u2019iisal wasaare Soomaali oo dhan u yahay, Wixii loo soo dhiibo inuu sidii Bambo u qarxaayo uma maleyneynin, Nin wax kala reebanaya ayaan u heystay, aad ayaan ayaa loogu han weynaa; waa lagu ceymanaa ayaan is lahayn, laguma ceyman, waxaan aad u rajeynaa dalkan ciidamadiisa inaad dhowrtaan oo aanay amarro khaldan qaadan\u201d<\/p>\n<p>Senator Muuse Suudi wuxuu uga digay ciidamada inaysan dagaal gelin Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo oo qori wata la fillan maayo, Fahad oo qori watana la fillan maayo, ciidamadow dalka ha iska burburina, dadkiina ha dilina, dalkaan reebta; amarka mid aan la qaadan ayaa jira, Farmaajow wiilasheena hanagu dirin ayaan ku leenahay..\u201d ayuu yiri Muuse Suudi oo saxaafada kula hadlay Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F832874673940433%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"714\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid xubnaha Aqalka Sare ayaa ka hor yimid qorshaha DF ku dooneyso iney qeyb ka mid ah dalka ay ka bilowdo doorashada Muuse Suudi ayaa sheegay in Doorashada ay ka maqleen laba nin oo kasoo jeeda Beesha Hiraab oo kala ah Ra\u2019iisal wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble &amp; Qoor-qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble &amp; Qoor-qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid xubnaha Aqalka Sare ayaa ka hor yimid qorshaha DF ku dooneyso iney qeyb ka mid ah dalka ay ka bilowdo doorashada Muuse Suudi ayaa sheegay in Doorashada ay ka maqleen laba nin oo kasoo jeeda Beesha Hiraab oo kala ah Ra\u2019iisal wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-11T20:21:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"586\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble & Qoor-qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png\",\"datePublished\":\"2021-01-11T20:21:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png\",\"width\":794,\"height\":586},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble &#038; Qoor-qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble & Qoor-qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble & Qoor-qoor - Wardoon","og_description":"Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid xubnaha Aqalka Sare ayaa ka hor yimid qorshaha DF ku dooneyso iney qeyb ka mid ah dalka ay ka bilowdo doorashada Muuse Suudi ayaa sheegay in Doorashada ay ka maqleen laba nin oo kasoo jeeda Beesha Hiraab oo kala ah Ra\u2019iisal wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-11T20:21:01+00:00","og_image":[{"width":794,"height":586,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/","name":"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble & Qoor-qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png","datePublished":"2021-01-11T20:21:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-8.png","width":794,"height":586},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-udigay-rooble-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Suudi oo udigay Rooble &#038; Qoor-qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155539"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155539"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155543,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155539\/revisions\/155543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155541"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}