{"id":155544,"date":"2021-01-11T23:36:19","date_gmt":"2021-01-11T20:36:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155544"},"modified":"2021-01-11T23:36:19","modified_gmt":"2021-01-11T20:36:19","slug":"daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155545\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png\" alt=\"\" width=\"688\" height=\"469\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png 688w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9-300x205.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9-616x420.png 616w\" sizes=\"(max-width: 688px) 100vw, 688px\" \/>Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland, isagoo farriimona u diray shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee xilalka ka haya DF.<\/p>\n<p>Biixi ayaa gef cad ku tilmaamay in madaxda iyo mucaaradka Muqdisho isku raacsan yihiin in dad Banaadir ka dhex xoogsada ay noqdaan Baarlamaan metela dadka reer Somaliland,<\/p>\n<p>\u201cMidowga mucaaridka ah ee Muqdisho jooga iyo madaxweynahooda iyo gobolladooda mid baan u dirayaa, haddii aynnu Soomaali nahay, derisna nahay, dadna aynu isugu xigno danteennaa is diiday oo laba dawladood inaga dhigtaye col ma nihine, mid baan meesha qabanin, markaad dhammaantiin isku raacsan tihiin Baarlamaanka Somaliland kasoo jeedaa Xamar laga dhex dooranayaa, markaad eregayaas leedihiin miisaanka uu leeyahay iyo meel-ka-dhaca uu leeyahay waad garanaysaane maxaad Somaliland ugu quuraysaan,\u201d ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay in shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee Xamar joogaa kaliya halkaas u joogaan inay kasoo shaqaystaan, xoolahooda iyo maalka ay soo helaanna ay Somaliland kula soo noqdaan,<\/p>\n<p>\u201cHalkanba Jaaliyad reer Soomaaliya ahi way joogtaa, laakiin arrimaha siyaasadda Somaliland masoo galaan, sababta aad qaranka Somaliland oo aad ogtihiin inaynu soddon sano kala maqnayn, kuwa u shaqo-tegeyna waxay lamid yihiin jaaliyadda Kiiniya joogta, ta Addis Ababa joogta, ta Jabuuti joogta iyo ta London joogta, haddii ay ka shaqaysanayaanna dalkooda uun bay u soo shaqaysanayaan, kuwooda ugu waaweyn ee ugu shaqada badana, iyagoo Muqdisho jooga oo Baarlamaan iyo wasiir baannu nahay leh bay halkanna (Somaliland) daaraha kasoo dhistaan.\u201d ayuu yiri Biixi<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu farriin gaar ah u diray xubnaha Somaliland ee ku jira DF, isagoo caddeeyey inaanay halkaas cidna ku metelin. \u201cWaxa idinka sii liita dadka waaweyn ee Somaliland ee halkaas dani ka gashay ee u shaqo tegay waxay doonaanba ha noqdaane ee wax ku doonaya Xamar hallanaga doorto Baarlamaan baannu noqonaynaaye, arrintaasna waxan leeyahay ma geynee xumaan baad sii abuuraysaan,\u201d ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/y4Iwp7BJKpE\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland, isagoo farriimona u diray shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee xilalka ka haya DF. Biixi ayaa gef cad ku tilmaamay in madaxda iyo mucaaradka Muqdisho isku raacsan yihiin in dad Banaadir ka dhex xoogsada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland, isagoo farriimona u diray shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee xilalka ka haya DF. Biixi ayaa gef cad ku tilmaamay in madaxda iyo mucaaradka Muqdisho isku raacsan yihiin in dad Banaadir ka dhex xoogsada ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-11T20:36:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"688\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"469\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png\",\"datePublished\":\"2021-01-11T20:36:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png\",\"width\":688,\"height\":469},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iyo xubnaha mucaaridka ah inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland, isagoo farriimona u diray shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee xilalka ka haya DF. Biixi ayaa gef cad ku tilmaamay in madaxda iyo mucaaradka Muqdisho isku raacsan yihiin in dad Banaadir ka dhex xoogsada ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-11T20:36:19+00:00","og_image":[{"width":688,"height":469,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png","datePublished":"2021-01-11T20:36:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-9.png","width":688,"height":469},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-kuwa-muqdisho-ugu-waawayn-waxay-guryo-ku-leeyihiin-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi\u201c Kuwa Muqdisho Ugu Waawayn waxay guryo ku leeyihiin Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155544"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155546,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155544\/revisions\/155546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155545"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}