{"id":155577,"date":"2021-01-13T12:41:53","date_gmt":"2021-01-13T09:41:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155577"},"modified":"2021-01-13T12:42:18","modified_gmt":"2021-01-13T09:42:18","slug":"itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155579\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya labada dal Itoobiya iyo Sudan ayeey dolwadda Itoobiya waxaa ay fariin digniin ah u dirtay dhigeeda dalka Sudan oo saacadihii ugu danbeeyay ciidamo soo dhoobtay dhulka ay isku hayaan Itoobiya.<\/p>\n<p>Xiisada labada dal ayaa salka ku heysa muranka ka taaggan dhulka beeraha Qaniga ku ah ee Al-Fashqa oo midba uu sheeganayo lahaashihiisa, waxaana ay xiisada arintan ku la xiriirta soo jiitameysay muddo ka badan 10 sano.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Dina Mufti oo warbaahinta u sheegay in dhinaca Sudan ay doonayaan in ay xaalada uga sii darraan ama sii huriyaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Arrimaha dibada ee dalka Itoobiya Dina Mufti ayaa u sheegay saxaafada subaxnimadii maanta in Sudan ay u muuqato colaad ka hurineysa xadka \u201cItoobiya dagaal ma bilaabeysaa waxaan leenahay aan ka shaqeyno diblomaasiyadda\u201cIlaa intee ayeey Itoobiya sii wadi doontaa xalinta qaddiyadda iyadoo adeegsanaysa diblomaasiyad Ma jiraan wax aan xad lahayn. Wax walba waxaa ay leeyihiin xad, \u201dayuu u sheegay Afhayeenka mar uu warbaahinta kula hadlayay magaalada caasimada ah ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Dina Mufti ayaa intaa raaciyay in dhankooda rajeynayaan in wax walba lagu dhameeyo hab diblomaasiyadeed, balse rajada taa laga qabo ay tahay mid aad u yar madaama waqtigu uu isa sii gurayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya labada dal Itoobiya iyo Sudan ayeey dolwadda Itoobiya waxaa ay fariin digniin ah u dirtay dhigeeda dalka Sudan oo saacadihii ugu danbeeyay ciidamo soo dhoobtay dhulka ay isku hayaan Itoobiya. Xiisada labada dal ayaa salka ku heysa muranka ka taaggan dhulka beeraha Qaniga ku ah ee Al-Fashqa oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya labada dal Itoobiya iyo Sudan ayeey dolwadda Itoobiya waxaa ay fariin digniin ah u dirtay dhigeeda dalka Sudan oo saacadihii ugu danbeeyay ciidamo soo dhoobtay dhulka ay isku hayaan Itoobiya. Xiisada labada dal ayaa salka ku heysa muranka ka taaggan dhulka beeraha Qaniga ku ah ee Al-Fashqa oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-13T09:41:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-13T09:42:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/\",\"name\":\"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-13T09:41:53+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-13T09:42:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan - Wardoon","og_description":"Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya labada dal Itoobiya iyo Sudan ayeey dolwadda Itoobiya waxaa ay fariin digniin ah u dirtay dhigeeda dalka Sudan oo saacadihii ugu danbeeyay ciidamo soo dhoobtay dhulka ay isku hayaan Itoobiya. Xiisada labada dal ayaa salka ku heysa muranka ka taaggan dhulka beeraha Qaniga ku ah ee Al-Fashqa oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-13T09:41:53+00:00","article_modified_time":"2021-01-13T09:42:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/","name":"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg","datePublished":"2021-01-13T09:41:53+00:00","dateModified":"2021-01-13T09:42:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021113637460968373733431.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-digniin-u-dirtay-sudan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo digniin u dirtay Sudan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155577"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155577"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155580,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155577\/revisions\/155580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}