{"id":155609,"date":"2021-01-13T16:51:06","date_gmt":"2021-01-13T13:51:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155609"},"modified":"2021-01-13T16:51:06","modified_gmt":"2021-01-13T13:51:06","slug":"daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155610\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"698\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo-300x177.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo-1024x606.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo-768x454.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo-696x412.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo-1068x632.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo-710x420.jpg 710w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u gaar ah oo ay sameysteen, balse ay sheegtay in uusan waafaqsaneyn Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Xaliima Yarey ayaa xustay in qolo walba ay meel gaar ah u socoto, taasina ay dib u dhigeyso dowladnimada Soomaaliya oo haatan ah mid curdun ah, waxaana ay ku baaqday in siwadajir ah la isaga kaashado dhismasha dowlad loo dhan yahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) oo hadal Maanta ka jeedisay Shirka sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa sheegtay in dalkaan uu u baahan yahay dowlad aan Xalane laga xukumin.<\/p>\n<p>Warkaan ka soo yeeray guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Soomalaiya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli muran xoogan uu kajiro doorashooyinka dalka oo aan weli heshiis laga gaarin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jyU2cFoA78A\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u gaar ah oo ay sameysteen, balse ay sheegtay in uusan waafaqsaneyn Dastuurka dalka. Xaliima Yarey ayaa xustay in qolo walba ay meel gaar ah u socoto, taasina ay dib u dhigeyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u gaar ah oo ay sameysteen, balse ay sheegtay in uusan waafaqsaneyn Dastuurka dalka. Xaliima Yarey ayaa xustay in qolo walba ay meel gaar ah u socoto, taasina ay dib u dhigeyso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-13T13:51:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"698\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-13T13:51:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg\",\"width\":1180,\"height\":698},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u gaar ah oo ay sameysteen, balse ay sheegtay in uusan waafaqsaneyn Dastuurka dalka. Xaliima Yarey ayaa xustay in qolo walba ay meel gaar ah u socoto, taasina ay dib u dhigeyso [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-13T13:51:06+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":698,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/","name":"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg","datePublished":"2021-01-13T13:51:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xaliimo.jpg","width":1180,"height":698},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaliima-yarey-waxaan-rabnaa-dowlad-aan-looga-arrimin-xerada-xalane\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xaliima Yarey \u201dWaxaan rabnaa dowlad aan looga arrimin xerada Xalane\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155609"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155611,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155609\/revisions\/155611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155610"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}