{"id":155662,"date":"2021-01-15T13:15:04","date_gmt":"2021-01-15T10:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155662"},"modified":"2021-01-15T13:15:04","modified_gmt":"2021-01-15T10:15:04","slug":"dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-&#8221;Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155663\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"473\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167-300x215.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167-586x420.jpg 586w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abdirisaaq Abuubakar ayaa ku eedeeyay dowlad gobolleedyada Punltand iyo Jubbaland in aysan raali ka aheyn in dalkan doorasho ka dhacdo.<\/p>\n<p>Waxaa uu meesha ka saaray in dowladdu qorsheyso in ay qabato doorasho hal dhinac isaga oo sheegay horey dhinacyadan oo dhan si wadajir ah doorashada ugu heshiiyeen, walina dowladdu ku taagan tahay dariiqaa isaga ah.<\/p>\n<p>&#8221;Doorasho hal dhinac ah ma jirto, waad ogtihiin 17kii bishii September, ayaa lagu heshiiyay doorashada in wadajir loo galo, dowlad gobolleedyada qaarkood iyo mucaaradku ma rabaa in ay doorasho dhacdo, sidee marka loo leeyahay doorasho hal dhinac ay ayeeydowladdu qabaneysaa&#8221; ayuu yiri isaga oo wareysi siinayay Idaacada VOA<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in doorashada raali ka yihiin sida uu hadalka u dhigay ilaa shan qeybood oo xubno ka ahaa heshiiska kuwaa oo uu ku sheegay, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Somaliland iyo Gobolka Banaadir oo dhamaantood diyaar u ah ayuu yiri in ay doorashada la galo, isaga oo intaa ku darray in Puntland iyo Jubbaland oo kaliya ka soo horjeedaan.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay bal in ay hayaan dhaqaalihii doorashada lagu qaban lahaa iyo in kale ayuu yiri&#8221; Su&#8217;aashaa waxaa ay ku wanaagsanaan laheyn in aad weydiiso Wasaarradda Maaliyada, laakiin inta aan ogahay qeyb ka mid ah dhaqaalahaasi waa la hayaa, inta dhimanna waxaa la rajeynayaa in la helo&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa imanya xili aan heshiis laga gaarin hannaanka loo qabanayo doorashada oo ay ka soo horjeedaan dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5737276.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abdirisaaq Abuubakar ayaa ku eedeeyay dowlad gobolleedyada Punltand iyo Jubbaland in aysan raali ka aheyn in dalkan doorasho ka dhacdo. Waxaa uu meesha ka saaray in dowladdu qorsheyso in ay qabato doorasho hal dhinac isaga oo sheegay horey dhinacyadan oo dhan si wadajir ah doorashada ugu heshiiyeen, walina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-&#039;&#039;Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-&#039;&#039;Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abdirisaaq Abuubakar ayaa ku eedeeyay dowlad gobolleedyada Punltand iyo Jubbaland in aysan raali ka aheyn in dalkan doorasho ka dhacdo. Waxaa uu meesha ka saaray in dowladdu qorsheyso in ay qabato doorasho hal dhinac isaga oo sheegay horey dhinacyadan oo dhan si wadajir ah doorashada ugu heshiiyeen, walina [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-15T10:15:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"473\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-''Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-15T10:15:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg\",\"width\":660,\"height\":473},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-&#8221;Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-''Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-''Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo'' - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abdirisaaq Abuubakar ayaa ku eedeeyay dowlad gobolleedyada Punltand iyo Jubbaland in aysan raali ka aheyn in dalkan doorasho ka dhacdo. Waxaa uu meesha ka saaray in dowladdu qorsheyso in ay qabato doorasho hal dhinac isaga oo sheegay horey dhinacyadan oo dhan si wadajir ah doorashada ugu heshiiyeen, walina [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-15T10:15:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":473,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/","name":"DHAGAYSO:-''Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg","datePublished":"2021-01-15T10:15:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021115637462723921314167.jpg","width":660,"height":473},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mucaaradka-iyo-qaar-ka-mid-ah-dowlad-gobolleedyada-ma-rabaan-in-doorasho-dalkan-ka-dhacdo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-&#8221;Mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada ma rabaan in doorasho dalkan ka dhacdo&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155662"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155664,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155662\/revisions\/155664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155663"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}