{"id":155683,"date":"2021-01-16T12:21:26","date_gmt":"2021-01-16T09:21:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155683"},"modified":"2021-01-16T12:21:26","modified_gmt":"2021-01-16T09:21:26","slug":"meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/","title":{"rendered":"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155685\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa 15-kii bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii weerar ku bilowday ismiidaamin ku qaaday Dhismaha caanka ah ee Dusit D2 ee Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.<\/p>\n<p>Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen dhismahan oo ka koobnaa Hotel iyo goobo kale ayaa waxaa ku geeriyooday 22-ruux iyo sidoo kale shan nin oo katirsanaa dagaalyahanadii Al Shabaab ee weerarlkaasi fuliyay.<\/p>\n<p>Sirdoonka dalka Kenya oo baaritaano ku sameeyay weerarka lagu qaaday Dusit D2 iyo sida loo abaabulay ayaa sheegay in kooxdii weerarkaasi ka dambeesay ku abaabuleen qorshaha weerarkooda barta Facebooka ay kuwada xiriirayeen.<\/p>\n<p>Wargeyska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya oo soo xiganaya saraakiil katirsan Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al Shabaab weerarka Dudit D2 ku abaabuleen barta Facebook iyaga oo ka fogaanayay isticmaalka telfoonada.<\/p>\n<p>Raga weerarka abaabulayay oo dareensanaa in telfoonada qaar la iska dhageesto si fududna loo heli karo xogtooda ayaa u weecday dhanka baraha bulshada gaar ahaan Facebooka ay ku xiriirayeen kuna diyaarinayeen qorshaooda weerarka.<\/p>\n<p>Sargaal katirsan Sirdoonka Kenya ee loo xilsaaray baaritaanka weerarkan ayaa sheegay in ay u dhaceen guriga mid kamid ah ragii lagu tuhmay weeararkan ayna heleen ciwaankii laga abaaulay weerarkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaa layaab in weerarkaas fulintiisa loo adeegsado Barta Facebook, taasi waxa ay marag ka tahay sida Argagixisadu u adeegsato Baraha Bulshada oo rukun u ah dad aad u badan, waana ka war heynaa\u201d Sidaasi waxaa yiri mas\u2019uul katirsan Sirdoonka Kenya.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa weeraro badan oo dhaliyay khasaaro kala duwan ka fuliyay gudaha dalka Kenya, waxaana inta badan sirdoonka dalka Kenya ku adkaatay in ay helaan xoggaha abaabulka weeraradii Al Shababa ka fuliyeen gudaha dalkaasi gaar ahaan Nairobi.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/counties\/nairobi\/2021-01-14-dusit-attack-was-planned-on-facebook-probe-shows\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa 15-kii bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii weerar ku bilowday ismiidaamin ku qaaday Dhismaha caanka ah ee Dusit D2 ee Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen dhismahan oo ka koobnaa Hotel iyo goobo kale ayaa waxaa ku geeriyooday 22-ruux iyo sidoo kale shan nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa 15-kii bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii weerar ku bilowday ismiidaamin ku qaaday Dhismaha caanka ah ee Dusit D2 ee Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen dhismahan oo ka koobnaa Hotel iyo goobo kale ayaa waxaa ku geeriyooday 22-ruux iyo sidoo kale shan nin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-16T09:21:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/\",\"name\":\"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-16T09:21:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday - Wardoon","og_description":"Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa 15-kii bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii weerar ku bilowday ismiidaamin ku qaaday Dhismaha caanka ah ee Dusit D2 ee Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen dhismahan oo ka koobnaa Hotel iyo goobo kale ayaa waxaa ku geeriyooday 22-ruux iyo sidoo kale shan nin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-16T09:21:26+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/","name":"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg","datePublished":"2021-01-16T09:21:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/105208327_hi051675938.jpg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meesha-laga-soo-aabaabuleen-weerarkii-dusit-d2-oo-laogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meesha laga soo aabaabuleen weerarkii Dusit D2 oo laogaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155683"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155686,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155683\/revisions\/155686"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155685"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}