{"id":155687,"date":"2021-01-16T12:29:43","date_gmt":"2021-01-16T09:29:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155687"},"modified":"2021-01-16T12:29:43","modified_gmt":"2021-01-16T09:29:43","slug":"in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/","title":{"rendered":"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155688\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof.<\/p>\n<p>Sanad guuradan ayaa imaaneysa iyadoo magaalada Mandheera Kenya, oo kutaala xadka Soomaaliya ay kusii kordhayaan weerarada kaga imaanaya Al-shabaab iyadoo laga cabsi qabo inay la wareegaan gacan ku haynteeda.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Madheera, Cali Roba, ayaa sheegay jimcihii inuusan ka sii aamusi karin dhaqdhaqaaqyada kooxda Al-shabaab ee ka socda deegaankiisa.<\/p>\n<p>Maalintii Isniinta ayay ahayd markii dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay weerareen bas ku sugnaa magaalada Mandheera isla markaana ay afduubeen seddex qof sida ay sheegeen saraakiisha amaanka ee dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Cali Roba waxa uu ku andacoonayaa in dagaalyahanada Al-Shabaab ay marin ka dhigtaan kala bar wadooyinka gobolada, eedeymahaas oo ay beeniyeen saraakiisha amaanka ee Kenya.<\/p>\n<p>&#8220;Aniga oo ah Gudoomiyaha Gobolka Mandheera, waxaan si cad oo awood leh u sheegayaa in in ka badan 50 boqolkiiba wadooyinka gobolada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab,&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha Mandheera.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa weeraro ka geysanayey dalka Kenya muddo toban sano ah, tan iyo markii ay Kenya ciidamadeeda u dirtay gudaha Soomaaliya si ay u caawiyaan howlgalka Midowga Afrika ee loo idmaday in ay difaacaan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/news\/2021-01-08-al-shabaab-wreaks-havoc-in-mandera-governor-calls-for-help\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof. Sanad guuradan ayaa imaaneysa iyadoo magaalada Mandheera Kenya, oo kutaala xadka Soomaaliya ay kusii kordhayaan weerarada kaga imaanaya Al-shabaab iyadoo laga cabsi qabo inay la wareegaan gacan ku haynteeda. Gudoomiyaha gobolka Madheera, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof. Sanad guuradan ayaa imaaneysa iyadoo magaalada Mandheera Kenya, oo kutaala xadka Soomaaliya ay kusii kordhayaan weerarada kaga imaanaya Al-shabaab iyadoo laga cabsi qabo inay la wareegaan gacan ku haynteeda. Gudoomiyaha gobolka Madheera, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-16T09:29:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/\",\"name\":\"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-16T09:29:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab - Wardoon","og_description":"labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof. Sanad guuradan ayaa imaaneysa iyadoo magaalada Mandheera Kenya, oo kutaala xadka Soomaaliya ay kusii kordhayaan weerarada kaga imaanaya Al-shabaab iyadoo laga cabsi qabo inay la wareegaan gacan ku haynteeda. Gudoomiyaha gobolka Madheera, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-16T09:29:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/","name":"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg","datePublished":"2021-01-16T09:29:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021116637463526709290486.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-50-waddooyinka-kenya-waxaa-gacanta-ku-haya-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"In ka badan 50% Waddooyinka Kenya waxaa gacanta ku haya Al-shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155687"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155689,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155687\/revisions\/155689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155688"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}