{"id":155690,"date":"2021-01-16T12:33:51","date_gmt":"2021-01-16T09:33:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155690"},"modified":"2021-01-16T12:33:51","modified_gmt":"2021-01-16T09:33:51","slug":"cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/","title":{"rendered":"Cali Jeyte  oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155691\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku sugan magaalada Feerfeer ayaa sheegay in Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ay dhibaatooyin kala duwan ka geystaan xuduuda u dhaxeysa labada dal, gaar ahaan meelo kamid ah Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ciidamada liyuu Boolis ayuu ku eedeeyay in maalin walba dadka iska xirtaan kuwaasi oo uu sheegay inay yihiin shacab aan waxba galabsan, wuxuuna tilmaamay in inta u dhaxeysa degaannada Xudeey iyo Wagle ay ciidamada ka afduubteen dad shacab ah.<\/p>\n<p>\u201cUma dulqaadan karno in ciidamada Liyuu Boolis maalin kasta gudaha Soomaaliya gaar ahaan xuduudka Hiiraan ka afduubtaan dad isugu jira shacab iyo ciidan\u201d ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Guddoomiye Cali Jeyte in ciidamada Luyuu Boolis ay si sharci darro ah u qafaasheen dadkaasi gudaha dalka Soomaaliya, isagoona sheegay inaysan jirin cid arrintaasi kala hadashay oo ka tirsan maamulka dowlad degaanka Soomaalida dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Cali Jeyte Cusmaan ayaa sheegay in falalka ciidamada maamulka DDS ka wadaan xuduuda labada dal ee ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed ay ka dhalaneyso cawaajib xun haddii aan si degdeg ah wax looga qaban.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka jawaabi doonaan falalka ciidamada Liyuu Boolis ka wadaan degaanada ku teedsan xuduuda labada dal, iyadoo hadalka Guddoomiye Cali Jeyte ku soo beegmayo xilli dhowaan la xaliyay isku dhacyo ka dhacay xuduuda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku sugan magaalada Feerfeer ayaa sheegay in Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ay dhibaatooyin kala duwan ka geystaan xuduuda u dhaxeysa labada dal, gaar ahaan meelo kamid ah Gobolka Hiiraan. Ciidamada liyuu Boolis ayuu ku eedeeyay in maalin walba dadka iska xirtaan kuwaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku sugan magaalada Feerfeer ayaa sheegay in Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ay dhibaatooyin kala duwan ka geystaan xuduuda u dhaxeysa labada dal, gaar ahaan meelo kamid ah Gobolka Hiiraan. Ciidamada liyuu Boolis ayuu ku eedeeyay in maalin walba dadka iska xirtaan kuwaasi oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-16T09:33:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/\",\"name\":\"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-16T09:33:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis - Wardoon","og_description":"Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku sugan magaalada Feerfeer ayaa sheegay in Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ay dhibaatooyin kala duwan ka geystaan xuduuda u dhaxeysa labada dal, gaar ahaan meelo kamid ah Gobolka Hiiraan. Ciidamada liyuu Boolis ayuu ku eedeeyay in maalin walba dadka iska xirtaan kuwaasi oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-16T09:33:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/","name":"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg","datePublished":"2021-01-16T09:33:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/20201019637387154879223243.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-u-hanjabay-ciidamada-liyuu-boolis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Jeyte oo u hanjabay Ciidamada Liyuu Boolis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155690"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155692,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155690\/revisions\/155692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155691"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}