{"id":155697,"date":"2021-01-17T13:29:45","date_gmt":"2021-01-17T10:29:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155697"},"modified":"2021-01-17T13:29:45","modified_gmt":"2021-01-17T10:29:45","slug":"daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cali Mahdi  Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155698\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png\" alt=\"\" width=\"689\" height=\"502\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png 689w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12-300x219.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12-324x235.png 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12-576x420.png 576w\" sizes=\"(max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka.<\/p>\n<p>Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo sokeeye, wuxuuna shaaca ka qaaday inay muhiim tahay in la sameeyo tanaasul.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray, haddii aysan dowladda federaalka qaban doorasho loo dhan yahay, ka hor sideeda February inay dhaceyso wax uu ku sheegay balaayo.<\/p>\n<p>\u201cMaxaa jira dadka, haddii ay wada simaan balaayo ayaa dhaceysa, waan rajeynayaa illaa heerkaas in aan la\u2019isla gaarin,\u201d ayuu yiri madaxweyne hore Cali Mahdi Maxamed.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sii raaciyey \u201cWaan rajeynaa inuu madaxweynaha dib u fakiro oo caqligiisa dib u fiiriyo oo la-taliyeyaal fiican suubsado inay meeshaas arrintu gaarin oo xaliyo, waxa la\u2019isku qabanaayo waa wax saacad ama laba saac ku dhammaan karo,\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Cali Mahdi oo hadalkiisa sii wata ayaa ka hadlay qorshaha xukuumadda ee ku aadan hirgelinta doorashooyinka 2021-ka, iyada oo ay maqan yihiin maamullada Jubbaland iyo Puntland oo weli tabasho ka muujinayo doorashada dalka.<\/p>\n<p>Cali Mahdi ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay, haddii tallaabadaas la qaado in ay dalka u horseedeyso inuu dib ugu noqdo meeshii laga yimid &amp; in lagu kala tago qaranka.<\/p>\n<p>\u201cHaddii taasi dhacdo waxaan ka faa\u2019iideynaa qaran Soomaali oo dambo iyo magac Soomaali oo dambo maalintaas ayaa ugu ekaaneyso nin walba wuxuu ku noqonayaa tuuladii uu ka yimid qabiilkiisa uu Calan u saaranayaa qaran Soomaaliyeedna cid dambe oo dhisi kareyso haba yaraatee ma jirto 1991-dii waxaan ka soo maray anaa og,\u201d ayuu markale yiri.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan dalka uu ku jiro marxalad adag oo kala guur ah, islamarkaana uu khilaaf xoogan ka taagan yahay doorashada dalka ee 2021-ka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-7w2fKUgLeM\" width=\"1779\" height=\"937\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka. Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo sokeeye, wuxuuna shaaca ka qaaday inay muhiim tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155698,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka. Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo sokeeye, wuxuuna shaaca ka qaaday inay muhiim tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-17T10:29:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"689\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"502\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png\",\"datePublished\":\"2021-01-17T10:29:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png\",\"width\":689,\"height\":502},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka. Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo sokeeye, wuxuuna shaaca ka qaaday inay muhiim tahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-17T10:29:45+00:00","og_image":[{"width":689,"height":502,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/","name":"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png","datePublished":"2021-01-17T10:29:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-12.png","width":689,"height":502},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-farmaajo-wuxuu-iyiri-warqad-aad-magaalada-kumartaan-kusiinayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cali Mahdi Farmaajo wuxuu iyiri warqad aad magaalada kumartaan kusiinayaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155697"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155699,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155697\/revisions\/155699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155698"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}