{"id":155713,"date":"2021-01-18T13:23:26","date_gmt":"2021-01-18T10:23:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155713"},"modified":"2021-01-18T13:23:26","modified_gmt":"2021-01-18T10:23:26","slug":"athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/","title":{"rendered":"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/>Kooxda Athletic Bilbao ayaa markii 3-aad ee taariikhdeeda ku guulaystay koobka Spanish Super Cup kadib guul ay ka gaadheen kooxda Barcelona Final-ka tartanka.<\/p>\n<p><strong>Qaybta Hore:<\/strong><\/p>\n<p>Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed isku dheeli tiran koox walbana doonaysay sidii ay koobka gacanta ugu dhigi lahayd.<\/p>\n<p>Dhanka Fursadaha kooxda Barcelona ayaan helin fursado badan oo goolka hortiisa ah halka ay Athletic Bilbao ahayd kooxda ku fiican dhinacaas.<\/p>\n<p>Kooxda Athletic Bilbao ayaa ciyaaraysay weeraro rogaal celis ah oo halis galiyay kooxda Barcelona waliba Goolhayaha Barcelona ku qasbay samaynta badbaadino cajiib ah.<\/p>\n<p>Labada kooxood ayaa sameeyay isku dayo ay mid walba ku doonayso in ay dhankooda hogaanka ugu qabtaan ciyaarta.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 40-aad ayay kooxda Barcelona dhalisay goolka 1-aad kadib markii uu xiddiga Antoine Griezmann dhaliyay goolka hogaanka ee Barcelona.<\/p>\n<p>Laakiin Xilli ayna Taageerayaasha Barcelona wali si fiican ugu dabaal dagin ayay Athletic Bilbao Dhalisay goolka bar-baraha kadib markii uu xiddiga Oscar de Marcos dhaliyay goolka kooxdiisa isaga oo ciyaarta ka dhigay 1\/1.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hore ee ciyaarta oo ay labada kooxoodba soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah oo ay ku doonayeen in ay hogaanka ciyaarta ugu qabtaan.<\/p>\n<p><strong>Qaybta Dambe:<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Athletic Bilbao Ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay qaybtii dambe iyaga oo doonayay in ay Barcelona kaga naxsadaan gool kale.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 57-aad ayay dhalisay Athletic Bilbao goolka waxana madax ugu dhaliyay xiddiga Raul Garcia laakiin Goolkaas ayaa la diiday sabab la xidhiidha Offside.<\/p>\n<p>Labada kooxood ayaa sii waday dadaalka ay mid walba ku doonaysay in ay ciyaarta mar kale hogaanka ugu qabtaan ciyaarta.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 77-aad ayay Barcelona dhalisay goolka 2-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Antoine Griezmann kaas oo ciyaarta ka dhigay 2\/1.<\/p>\n<p>KooxdaAthletic Bilbao ayaan is dhiibin waxana ay sii wadeen dadaalka ay ku doonayeen in ay ku soo laabtaan kuna dhaliyaan goolka bar-baraha.<\/p>\n<p>Daqiqiadii 89-aad ahayd-na daqiiqadii ugu dambaysay ayay Athletic Bilbao Dhalisay goolka bar-baraha iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Asier Villalibre kaas oo ciyaarta ka dhigay 2\/2.<\/p>\n<p>Waxa ciyaarta lagu daray 30 daqiiqo si loogu kala boxo kadib markii ay labada kooxood 90-kii daqiiqo bar-baro ku kala bexeen.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 94-aad ayay kooxda Athletic Bilbao dhalisay goolka 3-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga weerarka uga ciyaara ee Inaki Williams kaas oo ciyaarta ka dhigay 3\/2.<\/p>\n<p>Xilli ay Barcelona raadinaysay goolka bar-baraha ayuu xaalku ku sii xumaaday kadib markii kaadhka cas ee toos ah loo taagay kabtankooda Lionel Messi.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Athletic Bilbao garaacday Barcelona kuna guulaystay koobka Spanish Super Cup markii 2-aad ee taariikhdooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155714\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124646-0-image-a-2_1610918815497.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124646-0-image-a-2_1610918815497.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124646-0-image-a-2_1610918815497-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124646-0-image-a-2_1610918815497-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155715\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124664-9157855-A_goal_in_each_half_from_forward_Antoine_Griezmann_looked_to_hav-a-60_1610927335171.jpg\" alt=\"\" width=\"632\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124664-9157855-A_goal_in_each_half_from_forward_Antoine_Griezmann_looked_to_hav-a-60_1610927335171.jpg 632w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124664-9157855-A_goal_in_each_half_from_forward_Antoine_Griezmann_looked_to_hav-a-60_1610927335171-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38124664-9157855-A_goal_in_each_half_from_forward_Antoine_Griezmann_looked_to_hav-a-60_1610927335171-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 632px) 100vw, 632px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155716\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38125254-0-image-a-11_1610919886070.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38125254-0-image-a-11_1610919886070.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38125254-0-image-a-11_1610919886070-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38125254-0-image-a-11_1610919886070-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155717\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126422-0-image-a-13_1610922338042.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126422-0-image-a-13_1610922338042.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126422-0-image-a-13_1610922338042-300x206.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126422-0-image-a-13_1610922338042-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126422-0-image-a-13_1610922338042-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126422-0-image-a-13_1610922338042-612x420.jpg 612w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155718\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126746-0-image-a-14_1610922952971.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"447\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126746-0-image-a-14_1610922952971.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126746-0-image-a-14_1610922952971-300x212.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126746-0-image-a-14_1610922952971-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38126746-0-image-a-14_1610922952971-596x420.jpg 596w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155719\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38127984-0-image-a-30_1610924868955.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38127984-0-image-a-30_1610924868955.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38127984-0-image-a-30_1610924868955-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38127984-0-image-a-30_1610924868955-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155721\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129218-9157855-image-a-61_1610927417610.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129218-9157855-image-a-61_1610927417610.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129218-9157855-image-a-61_1610927417610-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155722\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129222-9157855-image-a-62_1610927441573.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129222-9157855-image-a-62_1610927441573.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129222-9157855-image-a-62_1610927441573-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129222-9157855-image-a-62_1610927441573-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155723\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129512-9157855-image-a-10_1610927935963.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129512-9157855-image-a-10_1610927935963.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129512-9157855-image-a-10_1610927935963-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38129512-9157855-image-a-10_1610927935963-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Athletic Bilbao ayaa markii 3-aad ee taariikhdeeda ku guulaystay koobka Spanish Super Cup kadib guul ay ka gaadheen kooxda Barcelona Final-ka tartanka. Qaybta Hore: Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed isku dheeli tiran koox walbana doonaysay sidii ay koobka gacanta ugu dhigi lahayd. Dhanka Fursadaha kooxda Barcelona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-155713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Athletic Bilbao ayaa markii 3-aad ee taariikhdeeda ku guulaystay koobka Spanish Super Cup kadib guul ay ka gaadheen kooxda Barcelona Final-ka tartanka. Qaybta Hore: Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed isku dheeli tiran koox walbana doonaysay sidii ay koobka gacanta ugu dhigi lahayd. Dhanka Fursadaha kooxda Barcelona [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-18T10:23:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/\",\"name\":\"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-18T10:23:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg\",\"width\":634,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR - Wardoon","og_description":"Kooxda Athletic Bilbao ayaa markii 3-aad ee taariikhdeeda ku guulaystay koobka Spanish Super Cup kadib guul ay ka gaadheen kooxda Barcelona Final-ka tartanka. Qaybta Hore: Kulanka ayaa ahaa mid adag oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed isku dheeli tiran koox walbana doonaysay sidii ay koobka gacanta ugu dhigi lahayd. Dhanka Fursadaha kooxda Barcelona [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-18T10:23:26+00:00","og_image":[{"width":634,"height":423,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/","name":"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg","datePublished":"2021-01-18T10:23:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/38128056-9157855-image-a-32_1610925051752.jpg","width":634,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/athletic-bilbao-oo-qaadatay-spanish-super-cup-kadib-markii-garaacday-barcelonasawirr\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Athletic Bilbao Oo qaadatay Spanish Super Cup kadib markii Garaacday Barcelona+SAWIRR"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155713"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155724,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155713\/revisions\/155724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155720"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}