{"id":155757,"date":"2021-01-19T22:27:02","date_gmt":"2021-01-19T19:27:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155757"},"modified":"2021-01-19T22:27:02","modified_gmt":"2021-01-19T19:27:02","slug":"daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155758\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa maamulka deegaanka Garasbaaley lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen mas\u2019uuliyiintaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho &amp; dhawaac.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qaraxaan lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda maamulka Garasbaaleey Cali Maxamed Macalin (Cali Yare) , guddoomiyihii Dhalinyarada deegaankaasi Cabdirashiid Dubad iyo labo ka mid ah ilaalada maamulka.<\/p>\n<p>Dubad ayaa sidoo kale horey u ahaa wariye caan ah oo ka howl-gali jiray gudaha magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa inay jiraan dhaawacyo kale oo soo gaaray dad shacab ah oo ka agdhowaa meesha ay wax ka dhaceen.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka iyo maamulka deegaanka Garasbaaley ayaa sidoo kale gaaray goobta, kuwaas oo meydka marxuumiinta ka qaaday halkaasi.<\/p>\n<p>Inta badan qaraxyo nooca miinada ah ayaa ka dhaca duleedka caasimada, gaar ahaan wadada xiriirisa labada magaallo ee Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PlEcLrtMvxI\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa maamulka deegaanka Garasbaaley lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen mas\u2019uuliyiintaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho &amp; dhawaac. Wararka ayaa sheegaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qarax lagu dilay mas&#039;uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas&#039;uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa maamulka deegaanka Garasbaaley lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen mas\u2019uuliyiintaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho &amp; dhawaac. Wararka ayaa sheegaya in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-19T19:27:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-19T19:27:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg\",\"width\":552,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa maamulka deegaanka Garasbaaley lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen mas\u2019uuliyiintaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho &amp; dhawaac. Wararka ayaa sheegaya in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-19T19:27:02+00:00","og_image":[{"width":552,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/","name":"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg","datePublished":"2021-01-19T19:27:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140774038_2907223096180129_5167028261412112870_n.jpg","width":552,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-lagu-dilay-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-garasbaaley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qarax lagu dilay mas&#8217;uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155757"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155759,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155757\/revisions\/155759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155758"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}