{"id":155760,"date":"2021-01-19T22:30:08","date_gmt":"2021-01-19T19:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155760"},"modified":"2021-01-19T22:30:08","modified_gmt":"2021-01-19T19:30:08","slug":"tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/","title":{"rendered":"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155761\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg\" alt=\"\" width=\"598\" height=\"598\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg 598w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 598px) 100vw, 598px\" \/>War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay n gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee looga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddiga doorashooyinka ayaa ka dalbaday saddex xisbi oo kale oo dhisan gobolka Tigrayga in ay jawaab ka keenaan doorasho ay kala qeyb qaateen TPLF taasoo ka dhacday gobolka Tigrayga, inkastoo xisbiyadaasi aan la sheegin in iyagu laga saaray diiwaanka.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa saraakiishii sar sare ee Tigrayga qaarkoodna dhagta dhiiga u dirtay [dishay] halka kuwa kalana ay xabsiga dhigtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay n gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee looga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya. Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii ugu danbeeyay ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay n gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee looga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya. Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii ugu danbeeyay ee ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-19T19:30:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"598\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"598\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/\",\"name\":\"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-19T19:30:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg\",\"width\":598,\"height\":598},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya - Wardoon","og_description":"War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay n gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee looga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya. Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii ugu danbeeyay ee ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-19T19:30:08+00:00","og_image":[{"width":598,"height":598,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/","name":"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg","datePublished":"2021-01-19T19:30:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/101432218_3226217797430462_587355555325018112_n.jpg","width":598,"height":598},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-laga-saaray-xisbiyada-siyaasadda-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo laga saaray Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155760"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155760"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155762,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155760\/revisions\/155762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155761"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}