{"id":155763,"date":"2021-01-19T22:32:26","date_gmt":"2021-01-19T19:32:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155763"},"modified":"2021-01-19T22:48:37","modified_gmt":"2021-01-19T19:48:37","slug":"goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155764\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-2048x1366.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in ciidamo tababar loogu qaaday Eritrea lagu laayay dagaalkii ka dhacay Gobolka Tigreega.<\/p>\n<p>Goodax Barre oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ee wakhtigooda dhamaaday ayaa sheegay iney mas\u2019uuliyad darro tahay waxa dhacay, islamarkaan ay arrinta walwal iyo walaac hor leh kusii abuureyso waalidiin badan.<\/p>\n<p>Goodax ayaa baraha bulshada soo dhigay muuqaalka waalidiin ilmeynaya, kaasi oo uu soo raaciyay qoraal uu madaxweyne Farmaajo iyo taliyaha nabad sugidda Fahad Yaasiin ku eedeynayo iney geysteen qiyaano qaran, isla markaana lagula xisaabtami.<\/p>\n<p>\u201cWaa arrin aad u fool xun, murugo iyo masuuliyad darro aan qiil lahayn. Waxay walwal iyo walaac badan arrintan kusii abuureysaa waalidiinta Soomaaliyeed ee ubadkooda u hibeeyay in ay difaacaan dalka iyo dadkooda. Waxay caqabad ku noqon doontaa in la helo dhallinyaro mustaqbalka ku soo biirta ciidamada qalabka sida,\u201d ayuu Goodax Barre kusoo qoray bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Isagoo qoraalkiisa sii wata ayuu wuxuu raaciyay: \u201cMa jirto khiyaano Qaran oo ka weyn, waana arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo dambigan ay ummadda Soomaaliyeed ka galeen\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay beeniyay iney jiraan ciidan tababar loogu diray Eritrea oo lagu laayay dagaalkii Tigraay, wuxuuna ka digay in ciidanka la siyaasadeeyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155766\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-16.png\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"566\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-16.png 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-16-279x300.png 279w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-16-390x420.png 390w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in ciidamo tababar loogu qaaday Eritrea lagu laayay dagaalkii ka dhacay Gobolka Tigreega. Goodax Barre oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ee wakhtigooda dhamaaday ayaa sheegay iney mas\u2019uuliyad darro tahay waxa dhacay, islamarkaan ay arrinta walwal iyo walaac hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155764,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in ciidamo tababar loogu qaaday Eritrea lagu laayay dagaalkii ka dhacay Gobolka Tigreega. Goodax Barre oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ee wakhtigooda dhamaaday ayaa sheegay iney mas\u2019uuliyad darro tahay waxa dhacay, islamarkaan ay arrinta walwal iyo walaac hor [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-19T19:32:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-19T19:48:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/\",\"name\":\"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-19T19:32:26+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-19T19:48:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in ciidamo tababar loogu qaaday Eritrea lagu laayay dagaalkii ka dhacay Gobolka Tigreega. Goodax Barre oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ee wakhtigooda dhamaaday ayaa sheegay iney mas\u2019uuliyad darro tahay waxa dhacay, islamarkaan ay arrinta walwal iyo walaac hor [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-19T19:32:26+00:00","article_modified_time":"2021-01-19T19:48:37+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/","name":"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","datePublished":"2021-01-19T19:32:26+00:00","dateModified":"2021-01-19T19:48:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-waa-arrin-aan-looga-hari-doonin-fahad-iyo-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Goodax: \u201cwaa arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155763"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155763"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155768,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155763\/revisions\/155768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155764"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}