{"id":155785,"date":"2021-01-20T13:35:48","date_gmt":"2021-01-20T10:35:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155785"},"modified":"2021-01-20T13:35:48","modified_gmt":"2021-01-20T10:35:48","slug":"daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere).<\/p>\n<p>Sanyare oo ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayuu ku balan qaaday in lacag gaareysa $500,000 (Shan boqol oo ku dhon oo doolar) uu siinayo cidii soo disha Afhayeenka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Cali Dheere dhibaato badan dalka ka geestay, waxa uuna cadeeyay in uu mudan yahay in la dilo isagoona Madaxiisa dul dhigay lacag badan uu siinayo cidii soo dishaa.<\/p>\n<p>Balanqaadka uu sameeyay Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa kusoo aadaya xili dhawaan Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ku baaqay in la dilo Gudoomiyaha gobolka Mudug Sanyare uu ku eedeeyay in uu diinta u gefay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMudugRegionAdministration%2Fvideos%2F1323547648015279%2F&amp;show_text=false&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere). Sanyare oo ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayuu ku balan qaaday in lacag gaareysa $500,000 (Shan boqol oo ku dhon oo doolar) uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155786,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere). Sanyare oo ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayuu ku balan qaaday in lacag gaareysa $500,000 (Shan boqol oo ku dhon oo doolar) uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-20T10:35:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-20T10:35:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere). Sanyare oo ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayuu ku balan qaaday in lacag gaareysa $500,000 (Shan boqol oo ku dhon oo doolar) uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-20T10:35:48+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/","name":"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg","datePublished":"2021-01-20T10:35:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-3.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-sanyare-oo-lacag-badan-u-balan-qaaday-cidii-soo-disha-cali-dheere\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiye Sanyare oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Cali dheere"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155785"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155787,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155785\/revisions\/155787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155786"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}