{"id":155803,"date":"2021-01-23T16:29:51","date_gmt":"2021-01-23T13:29:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155803"},"modified":"2021-01-23T16:29:51","modified_gmt":"2021-01-23T13:29:51","slug":"daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/","title":{"rendered":"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155804\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png\" alt=\"\" width=\"767\" height=\"554\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png 767w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21-300x217.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21-324x235.png 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21-696x503.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21-581x420.png 581w\" sizes=\"(max-width: 767px) 100vw, 767px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka ammaanka ee dowladda Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafaddaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Maamulkaas.<\/p>\n<p>Howlgalka Ciidamada ayaa intii uu socday waxaa lagu soo qabtay qaraxyo lagu diyaariyay gudaha Magaalada Gaalkacyo iyo kuwo la damacsanaa in la diyaariyo, sida uu sheegay Taliska Booliska Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha Puntland ee gobolka Mudug Gaashaanle Sare Muumin Cabdi Shire oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidanka amniga ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan qaraxyo la diyaariyey oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Magaalada.<\/p>\n<p>Dhanka kalena, taliye Muumin Cabdi Shire ayaa waxaa uu tilmaamay inay ku raad-joogaan dadkii ka dambeeyay diyaarinta qaraxyada, wuxuuna sheegay in lasoo qaban doono, uuna sii socon doono howlgalka amniga lagu xaqiijinayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zzg-Wz_K-Bw\" width=\"778\" height=\"581\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uwSDGxy7Vjc\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka ammaanka ee dowladda Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafaddaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Maamulkaas. Howlgalka Ciidamada ayaa intii uu socday waxaa lagu soo qabtay qaraxyo lagu diyaariyay gudaha Magaalada Gaalkacyo iyo kuwo la damacsanaa in la diyaariyo, sida uu sheegay Taliska Booliska Mudug. Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155804,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka ammaanka ee dowladda Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafaddaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Maamulkaas. Howlgalka Ciidamada ayaa intii uu socday waxaa lagu soo qabtay qaraxyo lagu diyaariyay gudaha Magaalada Gaalkacyo iyo kuwo la damacsanaa in la diyaariyo, sida uu sheegay Taliska Booliska Mudug. Taliyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-23T13:29:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"767\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"554\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/\",\"name\":\"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png\",\"datePublished\":\"2021-01-23T13:29:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png\",\"width\":767,\"height\":554},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo - Wardoon","og_description":"Ciidanka ammaanka ee dowladda Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafaddaha qaar ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Maamulkaas. Howlgalka Ciidamada ayaa intii uu socday waxaa lagu soo qabtay qaraxyo lagu diyaariyay gudaha Magaalada Gaalkacyo iyo kuwo la damacsanaa in la diyaariyo, sida uu sheegay Taliska Booliska Mudug. Taliyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-23T13:29:51+00:00","og_image":[{"width":767,"height":554,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/","name":"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png","datePublished":"2021-01-23T13:29:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-21.png","width":767,"height":554},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-qaraxyo-waaweyn-ku-qabatay-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-Puntland oo qaraxyo waaweyn ku qabatay Galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155803"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155805,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155803\/revisions\/155805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155804"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}