{"id":155806,"date":"2021-01-24T21:59:06","date_gmt":"2021-01-24T18:59:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155806"},"modified":"2021-01-24T21:59:57","modified_gmt":"2021-01-24T18:59:57","slug":"mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155809\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan qabashada doorasho leysla ogol yahay.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in ay dalka ka dhacaan doorashooyin is barbar socda ama doorasho hal dhinac ah oo kaliya, sidoo kale waxaa laga digay qalalaase dalka dhaca kaasoo salka ku haya arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay saafaraadda ayaa imanaya xili wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ay cadaadis weyn ku saarayaan dhinacyada Soomaalida in ay ka heshiiyaan khilaafka ka taaggan doorashada iyadoo muddo xileedka dowladda hadda jirta uu sii dhamaanayo.<\/p>\n<p>Dhinacyada Soomaalida ayaa isku khilaafsan guddiyada doorashada federaalka, kan Somaliland iyo weliba sida doorashadu uga dhacayso gobolka Gedo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155808\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470824325361105.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"541\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470824325361105.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470824325361105-300x246.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470824325361105-512x420.jpg 512w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan qabashada doorasho leysla ogol yahay. Warka ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in ay dalka ka dhacaan doorashooyin is barbar socda ama doorasho hal dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan qabashada doorasho leysla ogol yahay. Warka ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in ay dalka ka dhacaan doorashooyin is barbar socda ama doorasho hal dhinac [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-24T18:59:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-24T18:59:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-24T18:59:06+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-24T18:59:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan qabashada doorasho leysla ogol yahay. Warka ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in ay dalka ka dhacaan doorashooyin is barbar socda ama doorasho hal dhinac [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-24T18:59:06+00:00","article_modified_time":"2021-01-24T18:59:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","name":"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg","datePublished":"2021-01-24T18:59:06+00:00","dateModified":"2021-01-24T18:59:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470825251433101.jpg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-digniin-ka-soo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo digniin ka soo saaray doorashada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155806"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155806"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155806\/revisions\/155810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}