{"id":155811,"date":"2021-01-24T22:01:38","date_gmt":"2021-01-24T19:01:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155811"},"modified":"2021-01-24T22:01:38","modified_gmt":"2021-01-24T19:01:38","slug":"dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155812\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo xoogagga Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka galabta ayaa qarxay kaddib markii Al-shabaab ay madaafiic dhowr ah ku tuureen, taasoo keentay in ku baxaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaal culus la galay dagaalyahannada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga dowlad gobolleedka Galmudug ayaa ku sugnaa deegaanka uu dagaalku ka dhacay ayaa ku amaanay ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka sida ay isaga difaaceen kooxihii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Marar badan oo horeAl-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Bacaadweyn, balse dadka deegaanka iyo ciidan tiro yar oo ka tirsan qeybta 21-aad ee militeriga Soomaaliya ayaa uga guuleystay dagaaladii ka dhacay deegaanka.<\/p>\n<p>Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhacay dagaalka galabta ka dhacay Bacaadweyn oo ahaa mid culus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo xoogagga Ururka Al-shabaab. Dagaalka galabta ayaa qarxay kaddib markii Al-shabaab ay madaafiic dhowr ah ku tuureen, taasoo keentay in ku baxaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaal culus [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo xoogagga Ururka Al-shabaab. Dagaalka galabta ayaa qarxay kaddib markii Al-shabaab ay madaafiic dhowr ah ku tuureen, taasoo keentay in ku baxaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaal culus [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-24T19:01:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-24T19:01:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn - Wardoon","og_description":"Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo xoogagga Ururka Al-shabaab. Dagaalka galabta ayaa qarxay kaddib markii Al-shabaab ay madaafiic dhowr ah ku tuureen, taasoo keentay in ku baxaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaal culus [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-24T19:01:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/","name":"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg","datePublished":"2021-01-24T19:01:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470897190925655.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-galabta-ka-dhacay-bacaadweyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo galabta ka dhacay Bacaadweyn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155811"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155813,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155811\/revisions\/155813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155812"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}