{"id":155814,"date":"2021-01-24T22:05:25","date_gmt":"2021-01-24T19:05:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155814"},"modified":"2021-01-24T22:05:25","modified_gmt":"2021-01-24T19:05:25","slug":"dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/","title":{"rendered":"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in dalka Itoobiya laga sameeyey urur la magac baxay Islamic State Center oo xiriir la leh Al-Shabaab, hase yeeshee dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay durba gacanta ku dhigtay xubno kamid ah ururkaas.<\/p>\n<p>Maxamed Rashaad oo ka mid ah hoggaanka ururkaan ayaa warbaahinta OBN u sheegay in ururkoodu uu xiriir fiican la leeyahay urarada Al-Shabaab iyo Daacish, islamarkaana ay la dhacsan yihiin fikiradda ay aaminsan yihiin.<\/p>\n<p>\u201cUrurka Islamic State Center ee dalka Itoobiya, xeer ahaan iyo fikir ahaanba wuxuu la socdaa oo uu ku xiran yahay ururada Al-Shabaab iyo Daacish,\u201d ayuu yiri Maxamed Rashaad.<\/p>\n<p>Ururkaan ayaa waxaa tababar siiyey xubno sare sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, sida ay sheegtay Dowladda Itoobiya, waxayna sidoo kale dowladda sheegtay inay jiraan taageero dhaqaale oo ay dibadda ka helaan.<\/p>\n<p>Ururukaan ayaa waxaa laga aasaasay Gobolka Baale ee Oromiya, waxaana ujeedka loo sameeyey lagu sheegay sidii ay ula wareegi lahaayeen guud ahaan talada dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ururkaan uu hadda billaabay inay dadka ku dhiiri gelinayaan inaysan wax canshuur ah siinn Dowladda taasoo laga yaabo inay iska hor keento Dowladda iyo dadka Shacabka ah ee markii hore bixin jiray Canshuurta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii xubnaha gacanta lagu dhigay ee ka tirsan ururkaan ayaa waxay gaarayaan illaa 25 qof, waxaana xusid mudan inay isticmaalayeen magacyo Carbeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155815\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/14aefa73-651d-4fe2-bdaf-609a8f552618.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/14aefa73-651d-4fe2-bdaf-609a8f552618.jpg 717w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/14aefa73-651d-4fe2-bdaf-609a8f552618-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/14aefa73-651d-4fe2-bdaf-609a8f552618-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in dalka Itoobiya laga sameeyey urur la magac baxay Islamic State Center oo xiriir la leh Al-Shabaab, hase yeeshee dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay durba gacanta ku dhigtay xubno kamid ah ururkaas. Maxamed Rashaad oo ka mid ah hoggaanka ururkaan ayaa warbaahinta OBN u sheegay in ururkoodu uu xiriir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in dalka Itoobiya laga sameeyey urur la magac baxay Islamic State Center oo xiriir la leh Al-Shabaab, hase yeeshee dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay durba gacanta ku dhigtay xubno kamid ah ururkaas. Maxamed Rashaad oo ka mid ah hoggaanka ururkaan ayaa warbaahinta OBN u sheegay in ururkoodu uu xiriir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-24T19:05:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/\",\"name\":\"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-24T19:05:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya - Wardoon","og_description":"Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in dalka Itoobiya laga sameeyey urur la magac baxay Islamic State Center oo xiriir la leh Al-Shabaab, hase yeeshee dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay durba gacanta ku dhigtay xubno kamid ah ururkaas. Maxamed Rashaad oo ka mid ah hoggaanka ururkaan ayaa warbaahinta OBN u sheegay in ururkoodu uu xiriir [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-24T19:05:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/","name":"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg","datePublished":"2021-01-24T19:05:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021124637470772980506382.jpg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlad-islaami-ah-oo-xiriir-la-leh-al-shabaab-oo-looga-dhawaaqay-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlad Islaami ah oo xiriir la leh Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155814"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155817,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155814\/revisions\/155817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155816"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}