{"id":155871,"date":"2021-01-26T13:29:57","date_gmt":"2021-01-26T10:29:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155871"},"modified":"2021-01-26T13:30:02","modified_gmt":"2021-01-26T10:30:02","slug":"qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/","title":{"rendered":"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland &#038; Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155872\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka horyimid dalab ku aadan muranka doorashada Soomaaliya oo ay u soo gudbiyeen madaxweyanayaasha Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka horyimid go\u2019aan ku aadan waxka bedelka qodobada doorashada ee muranka dhaliyey oo ay isla garyteen madaxda labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland &amp; wakiilada beesha caalamka, waxaana uu sheegay inaysan sax ahayn labada maamul marwalba sida ay rabaan loo yeelo.<\/p>\n<p>Xogta ay warbaahintu heshay ayaa sheegay in wada hadalka khadka taleefonka ah oo ay yeesheen xubnaha beesha Caalamka iyo maamulada Puntland iyo Jubaland loogu ogolaaday labadaas maamul in wax laga badalo qodobada lagu muransan yahay ee doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor oo ka agdhaw Villa Somalia xiriir wanaagsanna la leh madaxda ugu sarraysa dowladda Soomaaliya ayaa doonaya in shir guud la isugu yimaado marka hore, si dhammaan looga wada-hadlayo arrimaha taagan, balse aysan xal aheyn in dhinacyo gaar ah la qanciyo.<\/p>\n<p>Madaxda labada maamul ayaa dhankooda ka horyimid dedaaladii Qoorqoor ee dhex dhexaadinta kadib markii uu ka garab hadlay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku dhawaaqay inaan cidna loo joojin doonaan ayna xukuumadda Soomaaliya hirgelin doonto doorashada Soomaaliya ee 2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka horyimid dalab ku aadan muranka doorashada Soomaaliya oo ay u soo gudbiyeen madaxweyanayaasha Puntland iyo Jubbaland. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka horyimid go\u2019aan ku aadan waxka bedelka qodobada doorashada ee muranka dhaliyey oo ay isla garyteen madaxda labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland &amp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland &amp; Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland &amp; Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka horyimid dalab ku aadan muranka doorashada Soomaaliya oo ay u soo gudbiyeen madaxweyanayaasha Puntland iyo Jubbaland. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka horyimid go\u2019aan ku aadan waxka bedelka qodobada doorashada ee muranka dhaliyey oo ay isla garyteen madaxda labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland &amp; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-26T10:29:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-26T10:30:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/\",\"name\":\"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland & Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-26T10:29:57+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-26T10:30:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland &#038; Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland & Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland & Jubbaland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka horyimid dalab ku aadan muranka doorashada Soomaaliya oo ay u soo gudbiyeen madaxweyanayaasha Puntland iyo Jubbaland. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka horyimid go\u2019aan ku aadan waxka bedelka qodobada doorashada ee muranka dhaliyey oo ay isla garyteen madaxda labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland &amp; [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-26T10:29:57+00:00","article_modified_time":"2021-01-26T10:30:02+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/","name":"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland & Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg","datePublished":"2021-01-26T10:29:57+00:00","dateModified":"2021-01-26T10:30:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/110748961_33ed7e53-d7a9-4825-88e3-fcecc51f3979.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-oo-ka-horyimid-tanaasul-loo-sameeyo-puntland-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoorqoor oo ka horyimid tanaasul loo sameeyo Puntland &#038; Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155871"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155873,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155871\/revisions\/155873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155872"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}