{"id":155878,"date":"2021-01-27T13:13:30","date_gmt":"2021-01-27T10:13:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155878"},"modified":"2021-01-27T13:17:15","modified_gmt":"2021-01-27T10:17:15","slug":"daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155880\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"418\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad-300x190.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xilkooda ku waayeen, loona xiray in ay siidaayeen dad ku eedeeysan inay ka tirsanaayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiir Dhabancad wuxuu sheegay in mas\u2019uuliyiintaan oo ka howlgalayay magaalada Gaalkacyo ay hadda ku socdaan baaritaano lagu ogaanayo sababta ay kusii daayeen dad Shababnimo ku eedeeysnaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiirka arrimaha gudaha Puntland ayaa sheegay in ay jiraan odayaal reer Puntland ah oo ku sugan magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo amarrada ka qaata Al-Shabaab, isla markaana uu maamulku si dhow ula socdo dhaqdhaqaaqa odayaashaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiray shakhsiyaad taleefanadooda la dhegaystay oo amarrada kasoo qaata meelo kale. Dadka noocaas ah ciddii koofiyada saaratay, haddii ay ogaan la haayeen shaqooyinka ay qabtaan xaaladdu si kale ayay noqon lahayd,\u201d ayuu yiri wasiir Dhabancad.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland wuxuu tilmaamay in sanadkii 2019-kii, mar uu madaxweyne Deni booqasho ku tagay magaalada Gaalkacyo qaar kamid ah odayaasha magaaladaas inay diideen in madaxweynaha ay la kulmaan.<\/p>\n<p>Tallaabadaas ayuu wasiir Dhabancad ku macneeyey in odayaashu ilaalinayeen awaamiir ay ka haysteen Al-Shabaab, waxuuna wareysigan siiyey warbaahinta Daljir.<\/p>\n<p>Ururka Al-Shabaab ayaa deegaanada ay dalka ka maamulaan uga yeera waxgaradka iyo ganacsatada ku nool magaalooyinka xorta ah, iyagoo kii ka dhaga adeyga ka qaata go\u2019aan dil ah, waxaana marar badan dhacday in la dilay odayaal iska diiday dalabka kooxda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FRDaljir%2Fvideos%2F325113422133236%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xilkooda ku waayeen, loona xiray in ay siidaayeen dad ku eedeeysan inay ka tirsanaayeen Al-shabaab. Wasiir Dhabancad wuxuu sheegay in mas\u2019uuliyiintaan oo ka howlgalayay magaalada Gaalkacyo ay hadda ku socdaan baaritaano lagu ogaanayo sababta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155880,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xilkooda ku waayeen, loona xiray in ay siidaayeen dad ku eedeeysan inay ka tirsanaayeen Al-shabaab. Wasiir Dhabancad wuxuu sheegay in mas\u2019uuliyiintaan oo ka howlgalayay magaalada Gaalkacyo ay hadda ku socdaan baaritaano lagu ogaanayo sababta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-27T10:13:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-27T10:17:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"418\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-27T10:13:30+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-27T10:17:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg\",\"width\":660,\"height\":418},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xilkooda ku waayeen, loona xiray in ay siidaayeen dad ku eedeeysan inay ka tirsanaayeen Al-shabaab. Wasiir Dhabancad wuxuu sheegay in mas\u2019uuliyiintaan oo ka howlgalayay magaalada Gaalkacyo ay hadda ku socdaan baaritaano lagu ogaanayo sababta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-27T10:13:30+00:00","article_modified_time":"2021-01-27T10:17:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":418,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/","name":"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg","datePublished":"2021-01-27T10:13:30+00:00","dateModified":"2021-01-27T10:17:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dhabancad.jpg","width":660,"height":418},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-kahadashay-saraakiil-xabsiga-ka-daayey-xubno-shabaab-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Puntland oo Kahadashay saraakiil xabsiga ka daayey xubno Shabaab ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155878"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155878"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155882,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155878\/revisions\/155882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155880"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}