{"id":155883,"date":"2021-01-28T13:21:34","date_gmt":"2021-01-28T10:21:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155883"},"modified":"2021-01-28T13:22:03","modified_gmt":"2021-01-28T10:22:03","slug":"jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/","title":{"rendered":"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155885\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyadooda doorashada ee heer dowlad goboleed ee ku metalaya doorashooyinka ka dhacaya dalka, kuwaas oo muddaba laga sugayey.<\/p>\n<p>Magacaabista labadaan guddi oo ka kooban mid 8 xubnood ayaa ka mid ahaa qodobadii la\u2019isku hayey ee doorashooyinka dalka ee 2021-ka, iyada oo dadaal ay saameysay beesha caalamka, gaar ahaan wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, kadib la qanciyey labadaasi maamul, inkastoo weli qodobada qaar ee doorashada la\u2019isku hayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la filayaa in magacaabista guddiyada Jubbaland iyo Puntland, kadib la\u2019isugu imaan doono shirkii ugu dambeeyey oo xal looga gaarayo khilaafka dalka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ah mid sahleysa isku soo dhowaashaha Jubbaland, Puntland iyo dowladda federaalka oo si weyn isugu hayey hanaanka loo wajahayo doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p><strong>Liiska Guddiyada doorashada Jubbaland iyo Puntland oo kala ah:-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Guddiga Jubbaland<\/strong><\/p>\n<p>1- Siyaas Maxamed Mursal<br \/>\n2- Axmed Maxamuud Cumar<br \/>\n3- Axmed Cabdi Nuur<br \/>\n4- Zamzam Faarax Abuukar<br \/>\n5- Maxamed Cusmaan Gaab<br \/>\n6- Ibraahim Aadan Ibraahim<br \/>\n7- Axmed Yuusuf Maxamed<br \/>\n8- Abuukar Nuur Cabdi<\/p>\n<p><strong>Guddiga Puntland<\/strong><\/p>\n<p>1- Cabdikariim Muuse Maxamuud<br \/>\n2- Muuse Cabdulqaadir Ducaale<br \/>\n3- Axmed Cabdi Maxamuud<br \/>\n4- Caynaanshe Yuusuf Xuseen<br \/>\n5- Caydaruus Axmed Faarax<br \/>\n6- Cabdirisaaq Cabdulle Faarax<br \/>\n7-Farxiya Xuseen Maxamuud<br \/>\n8- Canab Xaaji Saleebaan Warsame<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyadooda doorashada ee heer dowlad goboleed ee ku metalaya doorashooyinka ka dhacaya dalka, kuwaas oo muddaba laga sugayey. Magacaabista labadaan guddi oo ka kooban mid 8 xubnood ayaa ka mid ahaa qodobadii la\u2019isku hayey ee doorashooyinka dalka ee 2021-ka, iyada oo dadaal ay saameysay beesha caalamka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyadooda doorashada ee heer dowlad goboleed ee ku metalaya doorashooyinka ka dhacaya dalka, kuwaas oo muddaba laga sugayey. Magacaabista labadaan guddi oo ka kooban mid 8 xubnood ayaa ka mid ahaa qodobadii la\u2019isku hayey ee doorashooyinka dalka ee 2021-ka, iyada oo dadaal ay saameysay beesha caalamka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-28T10:21:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-28T10:22:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/\",\"name\":\"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png\",\"datePublished\":\"2021-01-28T10:21:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-28T10:22:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada - Wardoon","og_description":"Maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyadooda doorashada ee heer dowlad goboleed ee ku metalaya doorashooyinka ka dhacaya dalka, kuwaas oo muddaba laga sugayey. Magacaabista labadaan guddi oo ka kooban mid 8 xubnood ayaa ka mid ahaa qodobadii la\u2019isku hayey ee doorashooyinka dalka ee 2021-ka, iyada oo dadaal ay saameysay beesha caalamka, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-28T10:21:34+00:00","article_modified_time":"2021-01-28T10:22:03+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/","name":"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png","datePublished":"2021-01-28T10:21:34+00:00","dateModified":"2021-01-28T10:22:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Madoobe1111.png","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-puntland-oo-magacaabay-guddiyadooda-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland iyo Puntland oo magacaabay guddiyadooda doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155883"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155883"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155886,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155883\/revisions\/155886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155885"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}