{"id":155960,"date":"2021-01-29T13:11:42","date_gmt":"2021-01-29T10:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155960"},"modified":"2021-01-29T13:11:42","modified_gmt":"2021-01-29T10:11:42","slug":"c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/","title":{"rendered":"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155961\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png\" alt=\"\" width=\"639\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png 639w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan-300x167.png 300w\" sizes=\"(max-width: 639px) 100vw, 639px\" \/><\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal saacado socday Isniintii.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan, xildhibaano k tirsan maamulka, maamulka gobolka Gedo ee dhinaca Jubbaland iyo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey kaga hadleen xaaladda hadda jirta.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Janan wuxuu ka dhawaajiyay ineysan u dulqaadan doonin wixii ka dhacay Beledxaawo isla markaana ay tallaabo qaadi doonaan.<\/p>\n<p>Janan wuxuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Beledxaawo, wuxuuna shacabka deegaanka ugu baaqay iney isaga baxaan magaalada si aysan dhibaato usoo gaarin.<\/p>\n<p>Wasiirka wuxuu eedeyn usoo jeediyay madaxweynaha wakhtigiisa sii dhamanayo ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuuna ku eedeeyay inuu hurinayo dhibaatooyinka ka jira magaalada Beledxaawo.<\/p>\n<p>Magaalada Beledxaawo waxaa dhawaan ka dhacay dagaal saacado socday kaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo uu hogaaminayo wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxey dagaalka ku eedeysay iney soo abaabushay dowladda Kenya, balse eedeyntaas wey ka jawaabeen Kenya iyagoo sheegay iney ka madax bannaan yahiin waxa ka socda Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal saacado socday Isniintii. Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan, xildhibaano k tirsan maamulka, maamulka gobolka Gedo ee dhinaca Jubbaland iyo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal saacado socday Isniintii. Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan, xildhibaano k tirsan maamulka, maamulka gobolka Gedo ee dhinaca Jubbaland iyo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-29T10:11:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/\",\"name\":\"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png\",\"datePublished\":\"2021-01-29T10:11:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png\",\"width\":639,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal - Wardoon","og_description":"Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal saacado socday Isniintii. Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan, xildhibaano k tirsan maamulka, maamulka gobolka Gedo ee dhinaca Jubbaland iyo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-29T10:11:42+00:00","og_image":[{"width":639,"height":356,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/","name":"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png","datePublished":"2021-01-29T10:11:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Janan.png","width":639,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-janan-oo-ku-dhawaaqay-dagaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/rashiid Janan oo ku dhawaaqay dagaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155960"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155962,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155960\/revisions\/155962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155961"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}