{"id":156118,"date":"2021-02-01T22:59:44","date_gmt":"2021-02-01T19:59:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156118"},"modified":"2021-02-01T22:59:44","modified_gmt":"2021-02-01T19:59:44","slug":"dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156120\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"479\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan-300x150.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan-768x383.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan-696x347.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan-842x420.jpg 842w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa si faaah faahsan uga hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Janan ayaa shaaciyey in marka ay qabsadeen magaalada qorshahooda uu ahaa in aysan ka laaban, balse looga itaal roonaadaay dagaalkii rogaal-celiska ahaa ee lagu qaaday.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ku eedeeyey dowladda dhexe Soomaaliya inay hub culus geysay degmada Beledxaawo, islamarkaana ay u adeegsatay dagaalkii ka dhacay degmadaas.<\/p>\n<p>\u201cKu talagalkeenu ma ahayn in aan dib uga baxno Buulo Xaawo, waan qabsanay inkasta oo sababo jira aan dib uga baxnay waana xeelad ciidan, waxaana nasiib darro ah in hubka Tukriga uu u bixiyay in lagula dagaalo Shabaab loo adeegsado Balad Xaawo\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu shaaca ka qaaday in ciidamo looga qabtay dagaalkii ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, isaga oo tirada ku sheegay illaa 37 askari, kuwaas oo qaarkood la qabtay, kuwa kalena ay is-dhiibeen, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga ciidan 37 qof ah ayaa 16 ka mid ah la qabtay inta kalana ay is dhiibeen, laakiin labo boqol iyo boqol midna nagalama qaban,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Si kastaba ciidamada Jubbaland ayaa haatan ku sugan deegaanka Dhuxun Dhurwaa ee duleedka Beled Xaawo, sida uu wareysigan ku sheegay wasiir Cabdirashiid Janan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F3143217489296800%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa si faaah faahsan uga hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Janan ayaa shaaciyey in marka ay qabsadeen magaalada qorshahooda uu ahaa in aysan ka laaban, balse looga itaal roonaadaay dagaalkii rogaal-celiska ahaa ee lagu qaaday. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa si faaah faahsan uga hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Janan ayaa shaaciyey in marka ay qabsadeen magaalada qorshahooda uu ahaa in aysan ka laaban, balse looga itaal roonaadaay dagaalkii rogaal-celiska ahaa ee lagu qaaday. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-01T19:59:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"479\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-01T19:59:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg\",\"width\":960,\"height\":479},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa si faaah faahsan uga hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Janan ayaa shaaciyey in marka ay qabsadeen magaalada qorshahooda uu ahaa in aysan ka laaban, balse looga itaal roonaadaay dagaalkii rogaal-celiska ahaa ee lagu qaaday. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-01T19:59:44+00:00","og_image":[{"width":960,"height":479,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/","name":"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg","datePublished":"2021-02-01T19:59:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wasiir-janan.jpg","width":960,"height":479},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-c-rashiid-janan-oo-shaaciyey-tirada-ciidan-ee-lagaga-qabsaday-beledxaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-C\/rashiid Janan oo shaaciyey tirada ciidan ee lagaga qabsaday Beledxaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156118"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156121,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156118\/revisions\/156121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156120"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}