{"id":156131,"date":"2021-02-02T13:14:43","date_gmt":"2021-02-02T10:14:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156131"},"modified":"2021-02-02T13:14:43","modified_gmt":"2021-02-02T10:14:43","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa weerar madaafiic ah xalay ku qaaday magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas ay joogaan Madaxda ugu sareysa dowlada federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada qaarkood.<\/p>\n<p>Madaafiicda xalay saqdii dhaxe lagu garaacay magaalada Dhuusomareeb ayaa ka badneed 10-madfac kuwaa oo ku dhacay xaafado dad shacab ah degan yihiin qaarkood halka kuwa kalana ay ku dhaceen goobo banaan.<\/p>\n<p>Afar qof oo mid kamid ah yahay askari katirsan ciidanka booliiska Galmudug ayaa hoobiyaasha xalay lagu garaacay Dhuusomareeb ku dhaawacmay, waxaana dadka dhaawacmay lagu daweenayaa isbitaalka magaalada<\/p>\n<p>Dhinaca kale Afhayeenka Maamulka Dhuusamareeb Bashiir Maxamed Salaad ayaa sheegay in ciidamada amaanka jawaab deg deg ah ka bixiyeen madaafiicda Al Shabaab soo tuureen, waxa uuna sheegay in qaarkood la qabtay kuwana la dilay ragii hoobiyaasha soo tuuray.<\/p>\n<p>\u201c Ciidamada Qalabka sida ayaa si heer sare ah kaga jawaabay dhowr hoobiye oo xalay kooxda Alshabaab kusoo tuurtay Dhuusamareeb.Waxaana ciidanka suurto gashay inay qaar laayaan ,qaarna iyaga oo dhaawaca qabtaan miliishiyaadkii sootuuray madaaficda,sidoo kale waxay gacanta kudhigeen Hoobiyihii ay magaalada kusoo garaaceen iyo qoryahoodii ayuu yiri\u201d Afhayeenka.<\/p>\n<p>Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgalo balaaran kawada gudaha Dhuusomareeb iyo duleedkeeda, waxa ayna ciidamada adkeenayaan amaanka magaalada oo la filayo in maanta ka furmo shirka Wadatashiga DF iyo maamul goboleedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa weerar madaafiic ah xalay ku qaaday magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas ay joogaan Madaxda ugu sareysa dowlada federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada qaarkood. Madaafiicda xalay saqdii dhaxe lagu garaacay magaalada Dhuusomareeb ayaa ka badneed 10-madfac kuwaa oo ku dhacay xaafado dad shacab ah degan yihiin qaarkood halka kuwa kalana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa weerar madaafiic ah xalay ku qaaday magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas ay joogaan Madaxda ugu sareysa dowlada federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada qaarkood. Madaafiicda xalay saqdii dhaxe lagu garaacay magaalada Dhuusomareeb ayaa ka badneed 10-madfac kuwaa oo ku dhacay xaafado dad shacab ah degan yihiin qaarkood halka kuwa kalana ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-02T10:14:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png\",\"datePublished\":\"2021-02-02T10:14:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png\",\"width\":639,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa weerar madaafiic ah xalay ku qaaday magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas ay joogaan Madaxda ugu sareysa dowlada federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada qaarkood. Madaafiicda xalay saqdii dhaxe lagu garaacay magaalada Dhuusomareeb ayaa ka badneed 10-madfac kuwaa oo ku dhacay xaafado dad shacab ah degan yihiin qaarkood halka kuwa kalana ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-02T10:14:43+00:00","og_image":[{"width":639,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png","datePublished":"2021-02-02T10:14:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/hoobiye.png","width":639,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-hoobiyaashii-xalay-lagu-garaacay-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Hoobiyaashii xalay lagu garaacay Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156131"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156133,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156131\/revisions\/156133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156132"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}