{"id":156184,"date":"2021-02-03T13:48:59","date_gmt":"2021-02-03T10:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156184"},"modified":"2021-02-03T13:51:24","modified_gmt":"2021-02-03T10:51:24","slug":"daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayaan siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada waqooyi ayaa shir jaraa\u2019id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxeyna qaadaceen shirka ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Ibraahim Iidle Suleymaan oo horay usoo noqday gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay garab taagnaayeen xubno kasoo jeeda gobollada Waqooyi oo uu ugu horreeyo wasiirkii hore warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa faah-faahin ka bixiyay mowqifkooda ku aadan shirka magaalada Dhuusamareeb uga furmay Dowladda Soomaaliya, dowladaha xubnaha ka ah iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxey soo bandhigeen dhawr qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen:<\/p>\n<p>1: In Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu sirasmi ah ugu wargeliyay Madaxda Heer Federaal &amp; Heer dowlad goboleed in isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay doonayaan iney kasoo qeyb galaan shirka , balse Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) uu u sheegay in uusan kujirin Madaxda lagu casuumay shirkaas.<\/p>\n<p>2: in ay si adag u diidan yihiin in aan loo dhameyn ka qeyb-galka shirka Magaalada Dhuusamareeb oo ay ka maqan tahay matalaada gobolada Waqooyi e (Somaliland).<\/p>\n<p>3: in Madaxda shireysa, Ururada Bulshada Rayidka iyo Beesha Caalamka ay ugu baaqayaan in la isugu yimaado shirweyne Qaran<\/p>\n<p>Intaas kadib gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inaan loo dhameyn shirka ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyay inuusan wali aqoonsaneyn Aqalka Sare kaas oo dhex-dhexaad ka ah siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka siyaasiyiinta Waqooyi ayaa imaanaya xilli maanta uu magaalada Dhuusamareeb ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka laguna xalinayo caqabadaha hortaagan in la qabto doorasho heshiis lagu wada yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F441892830584531%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayaan siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada waqooyi ayaa shir jaraa\u2019id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxeyna qaadaceen shirka ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Ibraahim Iidle Suleymaan oo horay usoo noqday gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay garab taagnaayeen xubno kasoo jeeda gobollada Waqooyi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156185,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayaan siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada waqooyi ayaa shir jaraa\u2019id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxeyna qaadaceen shirka ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Ibraahim Iidle Suleymaan oo horay usoo noqday gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay garab taagnaayeen xubno kasoo jeeda gobollada Waqooyi oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-03T10:48:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-03T10:51:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1033\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"595\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2021-02-03T10:48:59+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-03T10:51:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png\",\"width\":1033,\"height\":595},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana\" - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayaan siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada waqooyi ayaa shir jaraa\u2019id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxeyna qaadaceen shirka ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Ibraahim Iidle Suleymaan oo horay usoo noqday gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay garab taagnaayeen xubno kasoo jeeda gobollada Waqooyi oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-03T10:48:59+00:00","article_modified_time":"2021-02-03T10:51:24+00:00","og_image":[{"width":1033,"height":595,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/","name":"DAAWO:-\"Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png","datePublished":"2021-02-03T10:48:59+00:00","dateModified":"2021-02-03T10:51:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture.png","width":1033,"height":595},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyna-federalka-ma-aqoonsano-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Madaxweyna Aqalka sare ma aqoonsana&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156184"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156184"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156188,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156184\/revisions\/156188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156185"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}