{"id":156217,"date":"2021-02-04T15:06:13","date_gmt":"2021-02-04T12:06:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156217"},"modified":"2021-02-04T16:31:52","modified_gmt":"2021-02-04T13:31:52","slug":"daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud"},"content":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenk aqeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka General Saalax Yacquub oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Beledweyne ayaa faah faahin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay magaaladaasi, kadib ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyaadka taabacsan Genaral Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Ugu horreyn ayaa tilmaamay in hadda uu socdo howl-gal ballaaran, islamarkaana ay khasaaraha dib ka shaacin doonaan.<\/p>\n<p>General Saalax ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada ammaanka ay ka hortageen weerarka kaga yimid Genaraal Xuud oo kasoo horjeeda maamulka HirShabelle.<\/p>\n<p>\u201cSaaka 5:00 aroornimo waxaan ka war-helnay Daba-jeex iyo qoryaha AK47 iyo Sabano magaalada gudaheedii ka dhacayo, ciidamada qalabka sida dhammaan waa iska diyaarsanaayeen mar Alla markii aan meesha u dhaqaaqnayna, isla markii waa cararay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in haatan ciidamada ammaanka ay wadaan howl-gallo ballaaran oo ka dhan jabhadda Genaraal Xuud, islamarkaana ay soo qaban doonaan.<\/p>\n<p>\u201cHadda waa lagu daba-maqan yahay buuruuhuu galay, Insha Allah waa lasoo qaban doonaa, umaleyn maayo inuu sidaas ku bad-baadayo,\u201d ayuu markale yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey \u201cWaxaa nasiib darro ah in sarkaal uu sheegto oo weliba Janaraal ma\u2019uuliyaddii ugu sarreysay ah oo canshuurtii shacabka wax lagu soo baray inuu maanta isaga oo cid la dagaameysa aysan jirin Saban iyo qoryaha BKM-ka ah uu guryahooda la dhaco ayaan darro weyn waaye,\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn taliye ku xigeenk aqeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in Xuud iyo Al-Shabaab aysan waxba ku kala duwaneyn, isla markaana ay isku mowqif yihiin, ayna la dagaalami doonaan, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu Shabaab kaga duwan yahay malaha ninkaasi, Al-Shabaab nabad-diidka ah iyo isaga waa isku mowqif, waayo haddaad wax diidan tahay Idaacadda ka hadal, qoraallo samey, dacwad samey, waxaad rabta sheeg,\u201d ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey.<\/p>\n<p>Si kastaba hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo saaka maleeshiyaad taabacsan Genaraal Xuud ay weerar culus kusoo qaadeen ciidamada ammaanka Beledweyne, iyaga oo u jeedadoodu aheyd inay furtaan 6 qof oo ku xiran xerada Lamagalaay ee Beledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vGQ1vNwjprE\" width=\"1124\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenk aqeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka General Saalax Yacquub oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Beledweyne ayaa faah faahin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay magaaladaasi, kadib ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyaadka taabacsan Genaral Abuukar Xuud. Ugu horreyn ayaa tilmaamay in hadda uu socdo howl-gal ballaaran, islamarkaana ay khasaaraha dib ka shaacin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliye ku xigeenk aqeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka General Saalax Yacquub oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Beledweyne ayaa faah faahin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay magaaladaasi, kadib ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyaadka taabacsan Genaral Abuukar Xuud. Ugu horreyn ayaa tilmaamay in hadda uu socdo howl-gal ballaaran, islamarkaana ay khasaaraha dib ka shaacin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-04T12:06:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-04T13:31:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/\",\"name\":\"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png\",\"datePublished\":\"2021-02-04T12:06:13+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-04T13:31:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png\",\"width\":772,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud - Wardoon","og_description":"Taliye ku xigeenk aqeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka General Saalax Yacquub oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Beledweyne ayaa faah faahin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay magaaladaasi, kadib ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyaadka taabacsan Genaral Abuukar Xuud. Ugu horreyn ayaa tilmaamay in hadda uu socdo howl-gal ballaaran, islamarkaana ay khasaaraha dib ka shaacin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-04T12:06:13+00:00","article_modified_time":"2021-02-04T13:31:52+00:00","og_image":[{"width":772,"height":583,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/","name":"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png","datePublished":"2021-02-04T12:06:13+00:00","dateModified":"2021-02-04T13:31:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-1.png","width":772,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-hiiraan-isku-mid-ayey-nooyihiin-al-shabaab-iyo-ciidanka-jeneral-xuud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Isku mid ayey nooyihiin Al-shabaab iyo Ciidanka Jeneral Xuud"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156217"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156217"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156222,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156217\/revisions\/156222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156218"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}