{"id":156286,"date":"2021-02-06T13:54:39","date_gmt":"2021-02-06T10:54:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156286"},"modified":"2021-02-06T13:54:39","modified_gmt":"2021-02-06T10:54:39","slug":"daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156287\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg 629w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1-300x205.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1-614x420.jpg 614w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulan gaar ah oo la isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaasi oo dalbaday Madaxweynaha dowladda.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa uu yahay khudbad jeedinta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu uga hadli doono xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya.<\/p>\n<p>In ka badan 140 Xildhibaan ayaa ku sugan Xarunta Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, waxaana sidoo kalena halkaas ku sugna Senataro ka tirsan Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal oo furitaanka kulanka khudbad ka jeediyay ayaa waxaa uu sheegay in kulanka Maanta uusan aheyd mid wadajir ah, hayeeshee uu dalbaday Madaxweynaha, sidaasina loo qaday.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daqiiqado kadib tegi doona Xarunta Baarlamaanka, isagoona si uu u jeediyo khubadbadiisa oo siweyn loo wada sugayo, isla markaana isha lagu haayo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goor sii horeysay oo xalay sheegay in uusan jirin kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka, xili Senataro ay sheegeen inay ka qeyb galaan kulanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F2776556309268882%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulan gaar ah oo la isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaasi oo dalbaday Madaxweynaha dowladda. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa uu yahay khudbad jeedinta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu uga hadli doono xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156287,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156286","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulan gaar ah oo la isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaasi oo dalbaday Madaxweynaha dowladda. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa uu yahay khudbad jeedinta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu uga hadli doono xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-06T10:54:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-06T10:54:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg\",\"width\":629,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay - Wardoon","og_description":"Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulan gaar ah oo la isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaasi oo dalbaday Madaxweynaha dowladda. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa uu yahay khudbad jeedinta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu uga hadli doono xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-06T10:54:39+00:00","og_image":[{"width":629,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/","name":"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg","datePublished":"2021-02-06T10:54:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3-629x430-1.jpg","width":629,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kulanka-xildhibaanada-barlamaanka-oo-furmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Kulanka Xildhibaanada Barlamaanka Oo Furmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156286"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156288,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156286\/revisions\/156288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156287"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}