{"id":156289,"date":"2021-02-06T14:06:29","date_gmt":"2021-02-06T11:06:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156289"},"modified":"2021-02-06T14:06:29","modified_gmt":"2021-02-06T11:06:29","slug":"xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow waxaa uu kulan uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalda Muqdisho, iyada oo Xildhibaannada Aqalka sare ee tegay Xarunta laga saaray kulanka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in kulanka uusan aheyn mid wadajir ah, balse uu yahay mid uu Madaxweyne Farmaajo kula hadlayo golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Gudoomiye Mursal oo oo fah faahin ka bixinayay kulanka ayaa sheegay in Madaxwyene Farmaajo uusan ka hadli doonin arrimo la xiriira muddo kororsi balse uu ka hadli doono xaalada dalka iyo arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawaan kulan wadajir ah ka codsaday xildhibaannada labada Aqal, balse layaab ay noqotay markii Gudodomiyaha Golaha Shacabka uu sheegay in Xildhibannada Golaha Shacabka kaliya ay kulanka leeyihiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/L0BV-eQF-zo\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow waxaa uu kulan uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalda Muqdisho, iyada oo Xildhibaannada Aqalka sare ee tegay Xarunta laga saaray kulanka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in kulanka uusan aheyn mid wadajir ah, balse uu yahay mid uu Madaxweyne Farmaajo kula hadlayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156290,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow waxaa uu kulan uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalda Muqdisho, iyada oo Xildhibaannada Aqalka sare ee tegay Xarunta laga saaray kulanka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in kulanka uusan aheyn mid wadajir ah, balse uu yahay mid uu Madaxweyne Farmaajo kula hadlayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-06T11:06:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-06T11:06:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow waxaa uu kulan uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalda Muqdisho, iyada oo Xildhibaannada Aqalka sare ee tegay Xarunta laga saaray kulanka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in kulanka uusan aheyn mid wadajir ah, balse uu yahay mid uu Madaxweyne Farmaajo kula hadlayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-06T11:06:29+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/","name":"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg","datePublished":"2021-02-06T11:06:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/m-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-laga-saaray-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaannada Aqalka Sare oo laga saaray Kulanka Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156289"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156291,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156289\/revisions\/156291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156290"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}