{"id":156292,"date":"2021-02-06T16:33:46","date_gmt":"2021-02-06T13:33:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156292"},"modified":"2021-02-06T16:34:25","modified_gmt":"2021-02-06T13:34:25","slug":"daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156293\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"461\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4-300x191.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4-696x444.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4-659x420.png 659w\" sizes=\"(max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada golaha shacabka, xilli uu kasoo tagay magaalada Dhuusamareeb ayada oo aan wax heshiis ah lagu gaarin.<\/p>\n<p>189 xildhibaan ayaa soo xaadiray kulanka maanta, waxaana ka maqnaa xildhibaanada Aqalka Sare, oo qaar ka mid ah ayaga oo aan la casuumin yimid, balse lkaga saaray.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbadiisii kaga hadlay arrrimaha doorashada, iyo wixii soo kala gaaray isaga iyo madaxdii ay ku kulmeen Dhuusamareeb, wuxuuna xildhibaanada golaha shacabka u sheegay in wakhtigooda dhamaaday, balse ay gudanayaan waajibaadkooda iyagoo gaaraya go\u2019aanno masiiri ah.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa xildhibaanada u sheegay in Soomaaliya ay tahay dal madax bannaan, islamarkaana ay tahay inaan la dhageysan \u201cwaxey sheegayaan shisheeyaha,\u201d taasina ay tahay go\u2019aan masiiri ah oo qof walba u taalla, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo soo hadal qaaday fashilka shirkii Dhuusa-mareeb, ayaa tilmaamay iney jirto hal fursad oo kale, taasoo sida uu sheegay ay doorashada isaga imaan doonaan madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada, hadii kulankan is af-garad laga gaari waayanna ay talada u soo celin doonaan baarlamaanka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan halkaan ka cadeeyo inaan diyaar u nahay hirgelinta heshiiskii 17 september, waxaana idinka codsaneynaa inaad nagu garab gashaan sidii walaaleheen naga maqan u qancin leheyn iney qeyb ka ahaadaan hirgalinta heshiiska,\u201d ayuu yiri madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha wuxuu sheegay inuu tanaasul badan sameeyay, balse madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay ka hor imaanayeen wax walba, wuxuu sheegay inuu ka tanaasulay heshiiskii 17-ka September.<\/p>\n<p>Wuxuu ku daray in Saciid Deni uu qortay heshiiskaas, isagana uu soo jeediyay laba arrimood oo ah, in guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka ay shaqeeyaan iyo in la yareeyo lacagaha lagu xirayo haweenka musharaxiinta ah.<\/p>\n<p>Madaxweyna Farmaajo wuxuu khudbadiisa ku sheegay in faragalin shisheeye ay ku jirto arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, balse aanu rabin inuu tilmaamo, xaqiiqaduna ay tahay ineysan waxba hagaagi karin.<\/p>\n<p>Wuxuu xildhibaanada golaha shacabka ka codsaday iney gacan ka geystaan qancinta labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Puntland, wuxuuna rajo ka muujiyay in kulamo kale la isugu yimaado.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PucOVkU-fgA\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada golaha shacabka, xilli uu kasoo tagay magaalada Dhuusamareeb ayada oo aan wax heshiis ah lagu gaarin. 189 xildhibaan ayaa soo xaadiray kulanka maanta, waxaana ka maqnaa xildhibaanada Aqalka Sare, oo qaar ka mid ah ayaga oo aan la casuumin yimid, balse lkaga saaray. Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada golaha shacabka, xilli uu kasoo tagay magaalada Dhuusamareeb ayada oo aan wax heshiis ah lagu gaarin. 189 xildhibaan ayaa soo xaadiray kulanka maanta, waxaana ka maqnaa xildhibaanada Aqalka Sare, oo qaar ka mid ah ayaga oo aan la casuumin yimid, balse lkaga saaray. Madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-06T13:33:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-06T13:34:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"723\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"461\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2021-02-06T13:33:46+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-06T13:34:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png\",\"width\":723,\"height\":461},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada golaha shacabka, xilli uu kasoo tagay magaalada Dhuusamareeb ayada oo aan wax heshiis ah lagu gaarin. 189 xildhibaan ayaa soo xaadiray kulanka maanta, waxaana ka maqnaa xildhibaanada Aqalka Sare, oo qaar ka mid ah ayaga oo aan la casuumin yimid, balse lkaga saaray. Madaxweyne [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-06T13:33:46+00:00","article_modified_time":"2021-02-06T13:34:25+00:00","og_image":[{"width":723,"height":461,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/","name":"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png","datePublished":"2021-02-06T13:33:46+00:00","dateModified":"2021-02-06T13:34:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-4.png","width":723,"height":461},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kahorjediyay-baarlamanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Khudbadii Farmaajo kahorjediyay Baarlamanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156292"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156292"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156295,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156292\/revisions\/156295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156293"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}