{"id":156302,"date":"2021-02-07T13:28:24","date_gmt":"2021-02-07T10:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156302"},"modified":"2021-02-07T13:28:24","modified_gmt":"2021-02-07T10:28:24","slug":"ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/","title":{"rendered":"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156303\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca ee la qareemeyey ay la wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolkaasi oo dhacay bartamaha Somalia.<\/p>\n<p>Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka, kana tirsan haatan qeybta 21-aad ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey magaalada, iyaga oo ka bilaabay dhaq-dhaqaaqyo cusub.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay qabsadeen baraha koontaroollada ee laga soo galo Matabaan iyo saldhigga Booliska magaaladaasi oo muddooyinkii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamada milatariga ee dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa arrintaasi, balse wararka qaar ayaa tibaaxaya in ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca ee la qarameeyay ay isku dhaceen saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ma jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca saraakiisha dowladda iyo maamulka magaalada oo ku aadan shaqaaqadaasi.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana dadka deegaanka ay cabsi ka muujinayaan in iska hor imaad uu ka dhaco degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca ee la qareemeyey ay la wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolkaasi oo dhacay bartamaha Somalia. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka, kana tirsan haatan qeybta 21-aad ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey magaalada, iyaga oo ka bilaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca ee la qareemeyey ay la wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolkaasi oo dhacay bartamaha Somalia. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka, kana tirsan haatan qeybta 21-aad ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey magaalada, iyaga oo ka bilaabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-07T10:28:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/\",\"name\":\"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-07T10:28:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca ee la qareemeyey ay la wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolkaasi oo dhacay bartamaha Somalia. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka, kana tirsan haatan qeybta 21-aad ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey magaalada, iyaga oo ka bilaabay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-07T10:28:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/","name":"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg","datePublished":"2021-02-07T10:28:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2019114637084228854962722_109512049_1b8d0f9c-f0aa-49a1-a34f-e2cc8a2b9e49.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamadii-hore-ee-ahlu-sunna-oo-la-wareegay-matabaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna oo la wareegay Matabaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156302"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156304,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156302\/revisions\/156304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}