{"id":156376,"date":"2021-02-08T21:20:40","date_gmt":"2021-02-08T18:20:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156376"},"modified":"2021-02-08T21:20:40","modified_gmt":"2021-02-08T18:20:40","slug":"daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156377\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png\" alt=\"\" width=\"814\" height=\"556\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png 814w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2-300x205.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2-768x525.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2-696x475.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2-615x420.png 615w\" sizes=\"(max-width: 814px) 100vw, 814px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo ka mid ah Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa eedeyn kulul u jeediyey beesha caalamka xili dalka uu galay xaalad siyaasadeed oo cakiran.<\/p>\n<p>Waxaa intaas ku daray in beesha caalamka ay u muuqato kuwa waqti lumis ah xagal daacinaya, isla markaana aysan weli waayo aragnimo ka helin dhammaan shirarkii siyaasadeed ee uu fashiliyey Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa intaas ku daray in Haddii aan laga waantoobin talladaas ay masuuliyaddaas qeyb ku yeelan doonaan beeeha caalamka, iyaguna ay sameyn doonaan tallaabooyin iyo ficillo cad-cad maadaama buu yiri weli indhaha laga qabsanayo sida Farmaajo u doonayo muddo kororsi<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxwyenihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha uusan qaadi karin wax tallaabo ah, isla markaana ay ka dhamaatay sharciyadii uu dalka ku maamulayay.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif oo sii hadlay ayaa uga digay Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya in siyaasad loo adeegsado, waxaana uu ugu baaqay in aysan qaadan amar qaldan oo ay faraan Madaxda mudada xil-heyntooda uu ka dhamaaday.<\/p>\n<p>Labada musharax ayaa hadalkan ka jeediyey kulan ay maanta iskugu yimaadeen midowga musharaxiinta oo looga arrinsanayey xaalada adag ee dalku galay ka dib markii madaxweyne Farmaajo uu ka dhamaaday muddo xileedkii dastuuriga ahaa, iyadoo uusan jirin qorshe doorasho oo heshiis lagu yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/079P_d2Lzzg\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo ka mid ah Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa eedeyn kulul u jeediyey beesha caalamka xili dalka uu galay xaalad siyaasadeed oo cakiran. Waxaa intaas ku daray in beesha caalamka ay u muuqato kuwa waqti lumis ah xagal daacinaya, isla markaana aysan weli waayo aragnimo ka helin dhammaan shirarkii siyaasadeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo ka mid ah Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa eedeyn kulul u jeediyey beesha caalamka xili dalka uu galay xaalad siyaasadeed oo cakiran. Waxaa intaas ku daray in beesha caalamka ay u muuqato kuwa waqti lumis ah xagal daacinaya, isla markaana aysan weli waayo aragnimo ka helin dhammaan shirarkii siyaasadeed ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-08T18:20:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"814\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"556\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/\",\"name\":\"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png\",\"datePublished\":\"2021-02-08T18:20:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png\",\"width\":814,\"height\":556},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo ka mid ah Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa eedeyn kulul u jeediyey beesha caalamka xili dalka uu galay xaalad siyaasadeed oo cakiran. Waxaa intaas ku daray in beesha caalamka ay u muuqato kuwa waqti lumis ah xagal daacinaya, isla markaana aysan weli waayo aragnimo ka helin dhammaan shirarkii siyaasadeed ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-08T18:20:40+00:00","og_image":[{"width":814,"height":556,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/","name":"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png","datePublished":"2021-02-08T18:20:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture2.png","width":814,"height":556},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-eedeeyey-wakiilada-beesha-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-C\/raxmaan C\/Shakuur oo eedeeyey Wakiilada beesha caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156376"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156378,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156376\/revisions\/156378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156377"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}