{"id":156392,"date":"2021-02-09T13:09:58","date_gmt":"2021-02-09T10:09:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156392"},"modified":"2021-02-09T13:09:58","modified_gmt":"2021-02-09T10:09:58","slug":"villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/","title":{"rendered":"Villa Soomaaliya oo ujawabtay  musharraxiinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156393\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/116874826_moalimu.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/116874826_moalimu.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/116874826_moalimu-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/116874826_moalimu-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/116874826_moalimu-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/116874826_moalimu-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimu oo u warramay laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray musharraxiinta mucaaradka ee ahaa in aysan madaxweyne u aqoonsaneyn, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).<\/p>\n<p>Macalimu ayaa wareysigiisa ku billaabay in aysan sharciga ku qotomin hadallada kasoo yeeraya mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay in aysan abuurin xaalado aan jirin.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu jiro xeer uu meel mariyey baarlamaanka oo sheegaya in hay\u2019adaha dastuuriga ay xilka sii haynayaan illaa kuwa kale laga soo doorto.<\/p>\n<p>\u201cMarka hore soo jeedinta xubnaha mucaaradka ma aha mid sharci ku qotonta, sababtoo ah waxaa la ogyahay in qaraar baarlamaan uu jiro oo horey baarlamaanka hadda jooga ee 10aad ay u ansixiyeen labadiisa taasi oo ah in baarlamaanka hadda jooga waxa badalaya oo kali ah baarlamaan la soo doortay hay\u2019adaha kale ee dastuuriga ee madaxda ay ka mid tahay waa la mid,\u201d ayuu yiri Mr Maxamed Ibraahim Macalimu.<\/p>\n<p>Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in madaxweynaha iyo baarlamaanka ay sii joogayaan illaa laga bedaayo.<\/p>\n<p>\u201cInta madaxwayne laga dooranayo ama inta baarlamaan cusub laga dooranayo, waxaa shaqeynaya baarlamaanka hadda jira,\u201d ayuu markale yiri afhayeenku.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in dowladda federaalka ay haatan waddo dadaallo xoogan oo ku aadan sidii xal looga gaari lahaa dooraashooyinka, islamarkaana ay dowladdu rajo weyn ka qabto in wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka doorashada.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo lagu soo kala tegay shirkii wada-tashiga Dhuusamareeb oo looga arrinsanayey xaaladda dalka iyo doorashooyinka 2021-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimu oo u warramay laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray musharraxiinta mucaaradka ee ahaa in aysan madaxweyne u aqoonsaneyn, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Macalimu ayaa wareysigiisa ku billaabay in aysan sharciga ku qotomin hadallada kasoo yeeraya mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimu oo u warramay laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray musharraxiinta mucaaradka ee ahaa in aysan madaxweyne u aqoonsaneyn, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Macalimu ayaa wareysigiisa ku billaabay in aysan sharciga ku qotomin hadallada kasoo yeeraya mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-09T10:09:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/\",\"name\":\"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-09T10:09:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg\",\"width\":640,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta - Wardoon","og_description":"Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimu oo u warramay laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray musharraxiinta mucaaradka ee ahaa in aysan madaxweyne u aqoonsaneyn, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Macalimu ayaa wareysigiisa ku billaabay in aysan sharciga ku qotomin hadallada kasoo yeeraya mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-09T10:09:58+00:00","og_image":[{"width":640,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/","name":"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg","datePublished":"2021-02-09T10:09:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Villa-Somalia.jpg","width":640,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-ujawabtay-musharraxiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Villa Soomaaliya oo ujawabtay musharraxiinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156392"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156395,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156392\/revisions\/156395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156394"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}