{"id":156449,"date":"2021-02-10T15:04:51","date_gmt":"2021-02-10T12:04:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156449"},"modified":"2021-02-10T15:05:16","modified_gmt":"2021-02-10T12:05:16","slug":"rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/","title":{"rendered":"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156451\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hortagay Xildhibaanada golaha Shacabka si uu uga warbixiyo waxqabadka 100-kii maalmood ee Xukuumadiisa jirtay.<\/p>\n<p>Kahor inta uusan Ra\u2019isul Wasaarhaa hortagin Xildhibaanada ayaa waxaa soo baxayay guux ku aadan in Rooble uu ka hadlayo arimaha doorashada uuna Xildhibaanada ka codsan doono in mudo kordhin u sameeyaan dowlada si looga shaqeeyo hirgalinta doorashada.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal oo ka cabsi qabay in Xildhibaanada qaar foodo sameeyaan ayaa furitaanka kulanka ka sheegay in warbixinta Ra\u2019isul Wasaaraha aysan ku jirin ka hadalka doorashada kaliyana uu ka hadli doono waxqabadkiisa kale.<\/p>\n<p>\u201dMudane Ra\u2019isul Wasaare waxaan kuu sheegeynaa Baarlamaanka horey ayuu u ansixiyay sharci doorasho , waxii doorasho ku saabsan anaga xageyna waa kasoo dhamaatay, waxaa looga fadhiyaa xukuumada iyo dowlad goboleedyada hirgalinta heshiiskii Baarlamaanka ansixiyay, sidaa daraadeed wax doorasho ku saabsan in aysan aysan ku jirin ayaa sheegeynaa ,\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha golaha shacablka.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaare Rooble oo Xildhibaanada kahor aqriyay warbixinta waxqabadka boqolkii maalin ay shaqeesay Xukuumada ayaa dhagaha ka fureestay baaqii Gudoomiyaha golaha shacabka ee ku aadanaa in uusan ka hadlin arimaha Doorashooyinka.<\/p>\n<p>Rooble ayaana qeyb kamid ah warbixintiisa uga hadlay waxyaabihii xukuumadiisa ka qabatay hirgalinta doorashooyinka iyo shaqada ay hada wado Xukuumada ee ku aadan in dalku ka dhacdo doorasho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in xukuumaddiisa waxyaabaha u qabsoomay inta uu xilka haayay ay kamid yihiin Arrimaha Amniga, Horumarinta dhaqaalaha, adeega bulshada, cadaalada, dowlad wanaaga, la dagaalanka musuq maasuqa, dib u eegista Dastuurka iyo dhab u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Xukuumaddiisa amniga dalka wax ka qabatay, isla markaana furtay waddooyin dhowr ah oo ku yaalla Caasimadda dalka ee Muqdisho oo xirnaa muddo, sidoo kalena laamaha amniga ay wax badan qabteen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble ayaa tiilmaamay in aan marnaba la qabali doonin in la khal-khal geliyo amniga dalka, isagoo xusay in dowladnimada ay dadka Soomaaliyeed ugu fadhido micno weyn.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaayay ayaa waxaa uu sheegay in diyaar u yahay xalinta khilaafka ka taagan doorashada, isla markaana dowladda Federaalka ay waddo dadaado kala duwan oo lagu xalinayo khilaafyada jira.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dadaal mug leh ku bixinayso fududeynta shirkan Madaxda dowladda, maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir eek a dhacaya Magaalada Garoowe iyo sidii loo dardar gelin lahaa fulinta Heshiiskii 17-ka Sebteembar 2020 ee hagayay hannaanka doorashooyinka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hortagay Xildhibaanada golaha Shacabka si uu uga warbixiyo waxqabadka 100-kii maalmood ee Xukuumadiisa jirtay. Kahor inta uusan Ra\u2019isul Wasaarhaa hortagin Xildhibaanada ayaa waxaa soo baxayay guux ku aadan in Rooble uu ka hadlayo arimaha doorashada uuna Xildhibaanada ka codsan doono in mudo kordhin u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hortagay Xildhibaanada golaha Shacabka si uu uga warbixiyo waxqabadka 100-kii maalmood ee Xukuumadiisa jirtay. Kahor inta uusan Ra\u2019isul Wasaarhaa hortagin Xildhibaanada ayaa waxaa soo baxayay guux ku aadan in Rooble uu ka hadlayo arimaha doorashada uuna Xildhibaanada ka codsan doono in mudo kordhin u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-10T12:04:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-10T12:05:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/\",\"name\":\"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-10T12:04:51+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-10T12:05:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hortagay Xildhibaanada golaha Shacabka si uu uga warbixiyo waxqabadka 100-kii maalmood ee Xukuumadiisa jirtay. Kahor inta uusan Ra\u2019isul Wasaarhaa hortagin Xildhibaanada ayaa waxaa soo baxayay guux ku aadan in Rooble uu ka hadlayo arimaha doorashada uuna Xildhibaanada ka codsan doono in mudo kordhin u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-10T12:04:51+00:00","article_modified_time":"2021-02-10T12:05:16+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/","name":"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg","datePublished":"2021-02-10T12:04:51+00:00","dateModified":"2021-02-10T12:05:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/RR-1.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-qofna-lagama-aqbalayo-inuu-khal-khal-geliyo-amniga-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble \u201cQofna Lagama Aqbalayo Inuu Khal-Khal Geliyo Amniga Dalka\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156449"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156449"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156452,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156449\/revisions\/156452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156451"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}