{"id":156460,"date":"2021-02-10T15:19:31","date_gmt":"2021-02-10T12:19:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156460"},"modified":"2021-02-10T15:19:31","modified_gmt":"2021-02-10T12:19:31","slug":"daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156461\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ka diidey inuu barlamaanka ka horjeediyo khudbad qusaysa arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in kulanka barlamaanka Soomaaliya uu kaliya quseeyo waxqabadkii xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana aysan u imaan kulanka ka hadalka doorashadada dalka iyo muddo kororsi dowladeed.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in barlamaanka Soomaaliya uu horay go\u2019aan uga gaarey arrimaha doorashada uuna saxiixay heshiiskii doorashada oo ay fulintiisa ka dhawrayaan dowladda Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>\u201cBarlamaanku wuxuu ansixiyey heshiiskii arrimaha doorashada, anagu waxaan aaminsan nahay mas\u2019uuliyaddaasi waxaa qaaday DFS iyo dowladaha xubnaha ka ah inay fuliyaan heshiiskii 17 Sep, wax kaloo doorasho ah ha ahaato middii laga soo guurey ee qof iyo cod ama mid kale Ra\u2019iisul Wasaaruhu halkaan kama sheegi karo\u201d ayuu yiri guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_cyBKU7iIUM\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ka diidey inuu barlamaanka ka horjeediyo khudbad qusaysa arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in kulanka barlamaanka Soomaaliya uu kaliya quseeyo waxqabadkii xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana aysan u imaan kulanka ka hadalka doorashadada dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ka diidey inuu barlamaanka ka horjeediyo khudbad qusaysa arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in kulanka barlamaanka Soomaaliya uu kaliya quseeyo waxqabadkii xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana aysan u imaan kulanka ka hadalka doorashadada dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-10T12:19:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-10T12:19:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ka diidey inuu barlamaanka ka horjeediyo khudbad qusaysa arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in kulanka barlamaanka Soomaaliya uu kaliya quseeyo waxqabadkii xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana aysan u imaan kulanka ka hadalka doorashadada dalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-10T12:19:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/","name":"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg","datePublished":"2021-02-10T12:19:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/gud.-mursal.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiye-mursalraiisul-wasaaruhu-kama-hadli-karo-wax-doorasho-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiye Mursal,\u201dRa\u2019iisul Wasaaruhu kama hadli karo wax doorasho ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156460"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156462,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156460\/revisions\/156462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156461"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}