{"id":156466,"date":"2021-02-10T15:29:11","date_gmt":"2021-02-10T12:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156466"},"modified":"2021-02-10T15:29:11","modified_gmt":"2021-02-10T12:29:11","slug":"daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya waxana afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Maraykanka uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadalada ay madaxda Soomaaliya ka yeelanayeen arrimaha doorashooyinka si loo qabto doorasho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqaynaa madaxda Soomaalida in ay degdeg dib ugu bilaabaan wada hadalada, una xalliyaan ismari-waaga taagan, si dhaqsana loo gudagalo doorashada. \u201cayuu yiri afhayeenku.<\/p>\n<p>Sidoo kale afhayeenka ayaa ka digey in Soomaaliya laga dhiso maamul xil gaarsiin ah oo muddo dheer qaata taasoo sababi karta xasilooni darro.<\/p>\n<p>\u201cDoorashooyin isdhinac socda, kuwa hal dhinac ah ama waqtiga diyaar garowga daba-dheeraanshaha maamul xilgaarsiin ah intuba waxay horseedi doonaan xasillooni darro\u201d afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price<\/p>\n<p>Waxaa sii kordhaya walaaca Dowlada Maraykanka ay ka qabto arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya waxaana dhowaan bayaan ka soo saaray safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7VnC6QLmmEg\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya waxana afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Maraykanka uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadalada ay madaxda Soomaaliya ka yeelanayeen arrimaha doorashooyinka si loo qabto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya waxana afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Maraykanka uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadalada ay madaxda Soomaaliya ka yeelanayeen arrimaha doorashooyinka si loo qabto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-10T12:29:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"878\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"556\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png\",\"datePublished\":\"2021-02-10T12:29:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png\",\"width\":878,\"height\":556},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah - Wardoon","og_description":"Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay khilaafka ka jira dhinaca doorashooyika dalka Soomaaliya waxana afhayeenka wasaarada arrimaha dibada Maraykanka uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadalada ay madaxda Soomaaliya ka yeelanayeen arrimaha doorashooyinka si loo qabto [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-10T12:29:11+00:00","og_image":[{"width":878,"height":556,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/","name":"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png","datePublished":"2021-02-10T12:29:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-9.png","width":878,"height":556},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-oo-ka-digey-in-soomaaliya-ay-yeelato-maamul-kumeelgaar-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maraykanka oo ka digey in Soomaaliya ay yeelato maamul kumeelgaar ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156466"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156468,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156466\/revisions\/156468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156467"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}