{"id":156499,"date":"2021-02-11T13:28:23","date_gmt":"2021-02-11T10:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156499"},"modified":"2021-02-11T13:28:23","modified_gmt":"2021-02-11T10:28:23","slug":"daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156494\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay ka go\u2019an tahay in shirka wada tashiga uu ka dhaco magaalada Garowe, inkastoo ay Puntland ay ku talisay Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in aysan filayn in dood laga keeno in Garowe oo ah magaalo nabadeed uu rajaynaynayo lagu dhameystirayo heshiiskii doorashada.<\/p>\n<p>Wasiir Dubbe wuxuu sheegay dowladda federalka in ay ka go\u2019an tahay in ay qabato doorashooyin loo dhan yahay, wuxuuna tilmaamay in ay soo dhoweynayaan baaqii kasoo baxay golaha ammaanka oo ahaa in xal degdeg ah laga gaaro caqabadaha hortaagan qabashada doorashada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaynu is leenahay in aynu maanta u baahnayn in lugta la isjiido, waxayna u fahmaynaa in lixdii bilood ee lasoo dhaafay sidii doorashada lugta loo jiidayay in halkaan lasoo gaarsiiyay, laakiin dowladda federalka waxaa ka go&#8217;an in la fuliyo heshiiska doorashada,&#8221; ayuu yiri Wasiir Dubbe.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa kusoo aadaya iyadoo maamulada Puntland iyo Jubbaland ay doonayaan in shirka lagu qabto Muqdisho, fursadna laga siiyo saamileyda siyaasada iyo beesha caalamka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/D0HRGos1X7E\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay ka go\u2019an tahay in shirka wada tashiga uu ka dhaco magaalada Garowe, inkastoo ay Puntland ay ku talisay Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in aysan filayn in dood laga keeno in Garowe oo ah magaalo nabadeed uu rajaynaynayo lagu dhameystirayo heshiiskii doorashada. Wasiir Dubbe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay ka go\u2019an tahay in shirka wada tashiga uu ka dhaco magaalada Garowe, inkastoo ay Puntland ay ku talisay Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in aysan filayn in dood laga keeno in Garowe oo ah magaalo nabadeed uu rajaynaynayo lagu dhameystirayo heshiiskii doorashada. Wasiir Dubbe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-11T10:28:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-11T10:28:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe - Wardoon","og_description":"Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay ka go\u2019an tahay in shirka wada tashiga uu ka dhaco magaalada Garowe, inkastoo ay Puntland ay ku talisay Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in aysan filayn in dood laga keeno in Garowe oo ah magaalo nabadeed uu rajaynaynayo lagu dhameystirayo heshiiskii doorashada. Wasiir Dubbe [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-11T10:28:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/","name":"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg","datePublished":"2021-02-11T10:28:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/cismaan-dubbe.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-weli-ku-adkaysanaysa-shirka-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dowlada oo weli ku adkaysanaysa shirka Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156499"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156500,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156499\/revisions\/156500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156494"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}