{"id":156569,"date":"2021-02-14T13:02:55","date_gmt":"2021-02-14T10:02:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156569"},"modified":"2021-02-14T13:02:55","modified_gmt":"2021-02-14T10:02:55","slug":"cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156573\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1-300x179.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo qoraal xasaasi ah soo saaray ayaa ka horyimid 7 ka mid ah xubnaha golaha adeegga Garsoorka ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).<\/p>\n<p>Warqadda kasoo baxday xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay inuu sharci darro ah yahay xeerka uu saxiixay madaxweynaha, islamarkaana uu ka hor imaanayo qodobada dastuuriga ee ka hadlaya dhismaha golaha adeegga garsoorka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sidoo kale intaasi ku daray in golaha shacabka 22-kii bishii November uu u soo diray aqalka sare qaraar uu kusoo ansixiyay illaa 7 xubnood oo ka mid noqonaya golaha adeegga darsoorka, kuna jiran guddoomiyaha Maxkamadda Sare &amp; Xeer ilaaliyaha qaranka.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday inuu ku tuntay shuruucda u taal dalka, gaar ahaan qaabka ay tahay in loo maro adeegga garsoorka.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, xeerkan uu madaxweynuhu saxiixay, iyada oo aan lasoo marsiin Senatorada golaha aqalka sare ee baarlamaanka dalka, waxaana arrintan ay sii xoojineysaa khilaafka guddoonka golahan kala dhexeeyo hoggaanka Villa Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156570\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1068\" height=\"1488\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1-215x300.jpg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1-735x1024.jpg 735w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1-768x1070.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1-696x970.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-1-1-301x420.jpg 301w\" sizes=\"(max-width: 1068px) 100vw, 1068px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156571\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1068\" height=\"1489\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1-215x300.jpg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1-734x1024.jpg 734w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1-768x1071.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1-696x970.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-1-1-301x420.jpg 301w\" sizes=\"(max-width: 1068px) 100vw, 1068px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156572\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9.jpg\" alt=\"\" width=\"924\" height=\"1156\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9.jpg 924w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9-240x300.jpg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9-818x1024.jpg 818w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9-768x961.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9-696x871.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-9-336x420.jpg 336w\" sizes=\"(max-width: 924px) 100vw, 924px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo qoraal xasaasi ah soo saaray ayaa ka horyimid 7 ka mid ah xubnaha golaha adeegga Garsoorka ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Warqadda kasoo baxday xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay inuu sharci darro ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo qoraal xasaasi ah soo saaray ayaa ka horyimid 7 ka mid ah xubnaha golaha adeegga Garsoorka ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Warqadda kasoo baxday xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay inuu sharci darro ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-14T10:02:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/\",\"name\":\"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-14T10:02:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo qoraal xasaasi ah soo saaray ayaa ka horyimid 7 ka mid ah xubnaha golaha adeegga Garsoorka ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Warqadda kasoo baxday xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay inuu sharci darro ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-14T10:02:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/","name":"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg","datePublished":"2021-02-14T10:02:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/xa-1-1.jpg","width":640,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-sharci-darro-ku-tilmaamay-xeer-uu-saxiixay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaashi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Xeer Uu Saxiixay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156569"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156574,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156569\/revisions\/156574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156573"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}