{"id":156579,"date":"2021-02-14T13:15:50","date_gmt":"2021-02-14T10:15:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156579"},"modified":"2021-02-14T13:15:50","modified_gmt":"2021-02-14T10:15:50","slug":"daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156580\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahino ka bixiyay dil argagax leh oo saakay kooxo hubeesan xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ugu geesteen sadex haween ah oo la sheegay in labo kamid ah xaamilo ahaayeen.<\/p>\n<p>Haweenkan ayaa la dilay xili ay mooto bajaaj u raacayeen Wasaarada gaashanadhiga oo la sheegay in nadaafad ahaan uga shaqeyn jireen, waxaana labo kamid ah haweenka la dilay ahaayeen walaalo sidoo kale xaamilo ahaa halka gabadha kalana dumaashidood aheyd.<\/p>\n<p>War kooban oo kasoo baxay booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in haweenkan ay dileen kooxo argagaxiso ah, waxa ayna sheegeen booliiska in haweenkan la dilay iyaga oo caruurtooda u raadsanayay nolol.<\/p>\n<p>\u201cBooliska Soomaaliya ayaa baaraya dil loo gaystay Saaka 3 Dumar ah oo 2 ka mid ah ay Xaamilo ahaayeen, kuwaasoo ay toogteen Maleeshiyaad la rumaysan yahay inay Argagixiso yihiin. Ma ahan wax ku cusub Dadka Soomaaliyeed in Hooyooyin nolol u raadsanaya caruurtooda ay si arxan darro ah isaga dilaan Kooxaha Argagixisadda ah ayaa lagu yiri\u201d Qoraalka booliska.<\/p>\n<p>Dilkan saakay magaalada Muqdisho loogu geestay haweenkan ayaa argagax badan galiyay dad badan, waxaana haweenkan la dilay oo wada dhashay labo kamid ahaayeen xaamilo shaqo nadaafad ugu xamaali jiray caruurtooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/upSe1j4Sa6o\" width=\"720\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahino ka bixiyay dil argagax leh oo saakay kooxo hubeesan xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ugu geesteen sadex haween ah oo la sheegay in labo kamid ah xaamilo ahaayeen. Haweenkan ayaa la dilay xili ay mooto bajaaj u raacayeen Wasaarada gaashanadhiga oo la sheegay in nadaafad ahaan uga shaqeyn jireen, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahino ka bixiyay dil argagax leh oo saakay kooxo hubeesan xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ugu geesteen sadex haween ah oo la sheegay in labo kamid ah xaamilo ahaayeen. Haweenkan ayaa la dilay xili ay mooto bajaaj u raacayeen Wasaarada gaashanadhiga oo la sheegay in nadaafad ahaan uga shaqeyn jireen, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-14T10:15:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/\",\"name\":\"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-14T10:15:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile - Wardoon","og_description":"Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahino ka bixiyay dil argagax leh oo saakay kooxo hubeesan xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ugu geesteen sadex haween ah oo la sheegay in labo kamid ah xaamilo ahaayeen. Haweenkan ayaa la dilay xili ay mooto bajaaj u raacayeen Wasaarada gaashanadhiga oo la sheegay in nadaafad ahaan uga shaqeyn jireen, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-14T10:15:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/","name":"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg","datePublished":"2021-02-14T10:15:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/FB_IMG_1613288957681.jpg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-oo-war-kasoo-saaray-dilka-sadex-haween-xaamilo-ah-saakay-lagu-dilay-dayniile\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Booliiska oo War kasoo saaray dilka sadex Haween xaamilo ah saakay lagu dilay Dayniile"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156579"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156581,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156579\/revisions\/156581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}