{"id":156614,"date":"2021-02-16T12:42:48","date_gmt":"2021-02-16T09:42:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156614"},"modified":"2021-02-16T12:42:48","modified_gmt":"2021-02-16T09:42:48","slug":"lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/","title":{"rendered":"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage-300x254.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage-696x590.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage-496x420.jpeg 496w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno shirka guddiyada dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xalay laga saaray Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyaha sii-hayaha xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Cabdi Cali Raage ayaa shalay gelinkii dambe kasoo muuqday furitaanka kulanka, taasi oo abuurtay su\u2019aalo badan, maadaama uusan ka mid aheyn xubnaha 14-ka ah ee guddiyada farsamo ee uu soo magacaabay ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Labada xubnood ee uu Rooble magacaabay inay matalaan dowladda federaalka, ayaa kala ah: Wasiirka Dastuurka Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji, sidaas darteed lama yaqaan waxa shirka dhex keenay Cabd Cali Raage.<\/p>\n<p>Sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xalay qaar ka mid xubnaha Guddiga Farsamada ee ka socda dowlad qoboleedyada qaarkood waxay dood ka keeneen in Cabdi Cali Raage shirka qeyb ka noqdo, ayaga oo dalbaday inuu ka baxo, taasi oo ay ku guuleysteen, lagana saaray shirka Cabdi Cali Raage.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xubnaha Guddiga ayaa xalay shir guddoon u doortay wasiirka dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, taasi oo la filayey maadaama xubnaha guddiyada, marka laga reebo wakiilada Puntland iyo Jubaland ay taabacsan yihiin dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdcasiis Lafta Gareen, oo ka mid madax goboleedyada taabacsabn dowladda, ayaa xalay kulan la qaatay guddiga isagoo ku dhiiri-geliyey inay natiijo wax ku ool ah kasoo saaraan shirarkooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156615\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"709\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n.jpg 945w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150146571_3660833897305448_8615588326506658328_n-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage-300x254.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage-696x590.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage-496x420.jpeg 496w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno shirka guddiyada dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xalay laga saaray Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyaha sii-hayaha xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Cabdi Cali Raage ayaa shalay gelinkii dambe kasoo muuqday furitaanka kulanka, taasi oo abuurtay su\u2019aalo badan, maadaama uusan ka mid aheyn xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno shirka guddiyada dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xalay laga saaray Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyaha sii-hayaha xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Cabdi Cali Raage ayaa shalay gelinkii dambe kasoo muuqday furitaanka kulanka, taasi oo abuurtay su\u2019aalo badan, maadaama uusan ka mid aheyn xubnaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-16T09:42:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/\",\"name\":\"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-02-16T09:42:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg\",\"width\":708,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno shirka guddiyada dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xalay laga saaray Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyaha sii-hayaha xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Cabdi Cali Raage ayaa shalay gelinkii dambe kasoo muuqday furitaanka kulanka, taasi oo abuurtay su\u2019aalo badan, maadaama uusan ka mid aheyn xubnaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-16T09:42:48+00:00","og_image":[{"width":708,"height":600,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/","name":"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","datePublished":"2021-02-16T09:42:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Cali-Raage.jpeg","width":708,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-farmaajo-oo-xalay-laga-saaray-shirka-baydhaba\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lataliyaha Farmaajo oo xalay laga saaray shirka Baydhaba"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156614"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156617,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156614\/revisions\/156617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156616"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}