{"id":156669,"date":"2021-02-18T12:26:06","date_gmt":"2021-02-18T09:26:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156669"},"modified":"2021-02-18T12:26:06","modified_gmt":"2021-02-18T09:26:06","slug":"safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/","title":{"rendered":"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156670\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg\" alt=\"\" width=\"880\" height=\"843\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg 880w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay-300x287.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay-768x736.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay-696x667.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay-438x420.jpg 438w\" sizes=\"(max-width: 880px) 100vw, 880px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon, oo ah halka la filayo inuu ka dhaco dibad-baxa ay qorsheeyeen musharaxiinta mucaaradka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cMarka la eego halista dambiyada rabshadaha wata iyo kacdoonka shacabka, muwaadiniinta Mareykanka waa inay ka dheeraadaan dibad-baxyadan iyo dhaq-dhaqaaq kasta oo dibad-baxa la xiriira.\u201d<\/p>\n<p>Safaaradda ayaa muwaadiniinteeda u jeedisay talooyin ay ka mid yihiin inay ka fogaadaan goobtaas, la socdaan wararka warbaahinta gudaha, ka dheeraadaan meelaha dadka badan oo aysan is-muujin, ayna gacanta ku haystaan baasabooradooda si ay u u tusi karaan haddii loo baahdo.<\/p>\n<p>Digniinta Mareykanka ayaa imaneysa ayada oo cabsi xooggan ay ka jirto in banaan-baxa mucaaradka uu isku rogo rabshado xilli dowladda Soomaaliya ay isku dayeyso inay ka hortagto, kana hor-istaagto shacabka inay muujiyaan aragtidooda.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa qoraal ay shalay soo saartay ku mamnuucday isu-imaatinka dadweynaha, ayada oo qiil ka dhiganeysa joojinta faafitaanka cudurka COVID-19, balse la rumeysan yahay in ujeedkeeda guud uu yahay inay baajiso mudaaharaadka, hase yeeshee mucaaradka ayaa wacad ku maray in dibad-baxa uu u dhici doono sida loo qorsheeyey, waxayna ku gacan seereen amarka dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon, oo ah halka la filayo inuu ka dhaco dibad-baxa ay qorsheeyeen musharaxiinta mucaaradka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cMarka la eego halista dambiyada rabshadaha wata iyo kacdoonka shacabka, muwaadiniinta Mareykanka waa inay ka dheeraadaan dibad-baxyadan iyo dhaq-dhaqaaq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon, oo ah halka la filayo inuu ka dhaco dibad-baxa ay qorsheeyeen musharaxiinta mucaaradka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cMarka la eego halista dambiyada rabshadaha wata iyo kacdoonka shacabka, muwaadiniinta Mareykanka waa inay ka dheeraadaan dibad-baxyadan iyo dhaq-dhaqaaq [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-18T09:26:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"880\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"843\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/\",\"name\":\"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-18T09:26:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg\",\"width\":880,\"height\":843},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon, oo ah halka la filayo inuu ka dhaco dibad-baxa ay qorsheeyeen musharaxiinta mucaaradka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu yiri \u201cMarka la eego halista dambiyada rabshadaha wata iyo kacdoonka shacabka, muwaadiniinta Mareykanka waa inay ka dheeraadaan dibad-baxyadan iyo dhaq-dhaqaaq [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-18T09:26:06+00:00","og_image":[{"width":880,"height":843,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/","name":"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg","datePublished":"2021-02-18T09:26:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/US-embassay.jpg","width":880,"height":843},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safaaradda-mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-uga-digay-banaan-baxa-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safaaradda Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay banaan-baxa Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156669"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156671,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156669\/revisions\/156671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156670"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}