{"id":156678,"date":"2021-02-18T12:37:07","date_gmt":"2021-02-18T09:37:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156678"},"modified":"2021-02-18T12:39:11","modified_gmt":"2021-02-18T09:39:11","slug":"daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Prof Samatar &#8220;Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156679\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png\" alt=\"\" width=\"718\" height=\"491\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png 718w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15-300x205.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15-696x476.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15-614x420.png 614w\" sizes=\"(max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/><\/p>\n<p>Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda degaannada Soomaliland ee ku sugan muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashada Soomaliya oo weli uu muran ka tagan yahay.<\/p>\n<p>Prof Samatar oo Warbahinta kula hadlay Muqdisho ayaa marka hore is weeydiiyay in dadka kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ay xaq u leeyihiin inay u madax banaanaadaan inay soo xushaan dadka ku matalaya dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in ay soo gaartay in heshiis lagu gaaray magalada baydhabo, kaas oo la xiriira doorashada, waxaana uu sheegay in aan la heshiin ee loo heshiiyay hadii ay yihiin dadka kasoo jeeda Gobolada Waqooyi.<\/p>\n<p>Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in curadkii Soomaaliyeed ay ahaayeen dadka degan Gobolada Waqooyi, waxaana uu cadeeyay hadii gobanimo ay ku waayan muqdisho ay tahay waran hablowha goynaya midnimada Soomaaliyeed lana nijaaseeyay wixii ummadda isku keenay.<\/p>\n<p>\u201c Waa naloo heshiiyey hadii aan nahay Reer Waqooyi ee reer kuufurta gaar ahaan reer Muqdisho ma noo hiillinaysaan sidi aan idiin ku hiillinay 1960 mise waan tashannaa? Ayuu yiri\u201d Prof Samatar.<\/p>\n<p>Hadalka Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xili weli heshiis rasmi ah aan laga gaarin arrimaha doorashooyinka dalka, hayeeshee Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo uu xalay shir iugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gbolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar waxaa uu ku baaqay in si joogta ah u socdaan banaanbaxa musharaxiinta ay ku qabanayaan Magaalada Muqdisho, kaas oo ka dhan ah Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0pKrWrI_7vk\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda degaannada Soomaliland ee ku sugan muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashada Soomaliya oo weli uu muran ka tagan yahay. Prof Samatar oo Warbahinta kula hadlay Muqdisho ayaa marka hore is weeydiiyay in dadka kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ay xaq u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Prof Samatar &quot;Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Prof Samatar &quot;Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda degaannada Soomaliland ee ku sugan muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashada Soomaliya oo weli uu muran ka tagan yahay. Prof Samatar oo Warbahinta kula hadlay Muqdisho ayaa marka hore is weeydiiyay in dadka kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ay xaq u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-18T09:37:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-18T09:39:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"718\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"491\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Prof Samatar \\\"Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2021-02-18T09:37:07+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-18T09:39:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png\",\"width\":718,\"height\":491},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Prof Samatar &#8220;Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Prof Samatar \"Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Prof Samatar \"Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi\" - Wardoon","og_description":"Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda degaannada Soomaliland ee ku sugan muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashada Soomaliya oo weli uu muran ka tagan yahay. Prof Samatar oo Warbahinta kula hadlay Muqdisho ayaa marka hore is weeydiiyay in dadka kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ay xaq u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-18T09:37:07+00:00","article_modified_time":"2021-02-18T09:39:11+00:00","og_image":[{"width":718,"height":491,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/","name":"DAAWO:-Prof Samatar \"Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png","datePublished":"2021-02-18T09:37:07+00:00","dateModified":"2021-02-18T09:39:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-15.png","width":718,"height":491},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-samatar-shirka-baydhabo-lama-heshiin-ee-waa-naloo-heshiiyay-hadaan-nahay-reer-waqooyi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Prof Samatar &#8220;Baydhabo laguma heshiin ee waa naloo heshiiyay hadaan nahay reer Waqooyi&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156678"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156681,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156678\/revisions\/156681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156679"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}