{"id":156736,"date":"2021-02-19T02:16:58","date_gmt":"2021-02-18T23:16:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156736"},"modified":"2021-02-19T02:16:58","modified_gmt":"2021-02-18T23:16:58","slug":"xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156738\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg 638w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1-300x193.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay weerar kusoo qaadeen Hotel Ma\u2019ida oo ay degan yihiin isaga iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo qoraal soo dhigay twitter-ka ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweynaha xilkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo daadinayo dhiigga shacabka, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka dowladda ayaa caawa weerar ku soo qaaday hotel Maida oo aan ku sugannahay aniga iyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed. Waa nasiib darro in madaxweynaha xilkiisu dhamaaday daadinayo dhiigga muwaadiin isu diyaarinayo bannaan baxaya nabadeed oo ay aragtidooda ku cabbirayaan,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya agagaarka Daljirka Dahsoon ayaa sheegaya inuu istaagay Iska hor-imaad xoog leh oo halkaas ka qarxay goor sii horreysay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156737\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152362305_814873466094224_4024127958377572582_n.jpg\" alt=\"\" width=\"914\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152362305_814873466094224_4024127958377572582_n.jpg 914w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152362305_814873466094224_4024127958377572582_n-286x300.jpg 286w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152362305_814873466094224_4024127958377572582_n-768x807.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152362305_814873466094224_4024127958377572582_n-696x731.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152362305_814873466094224_4024127958377572582_n-400x420.jpg 400w\" sizes=\"(max-width: 914px) 100vw, 914px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay weerar kusoo qaadeen Hotel Ma\u2019ida oo ay degan yihiin isaga iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed Xasan Sheekh oo qoraal soo dhigay twitter-ka ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweynaha xilkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo daadinayo dhiigga shacabka, sida uu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156738,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay weerar kusoo qaadeen Hotel Ma\u2019ida oo ay degan yihiin isaga iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed Xasan Sheekh oo qoraal soo dhigay twitter-ka ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweynaha xilkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo daadinayo dhiigga shacabka, sida uu hadalka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-18T23:16:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-18T23:16:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg\",\"width\":638,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay weerar kusoo qaadeen Hotel Ma\u2019ida oo ay degan yihiin isaga iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed Xasan Sheekh oo qoraal soo dhigay twitter-ka ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweynaha xilkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo daadinayo dhiigga shacabka, sida uu hadalka u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-18T23:16:58+00:00","og_image":[{"width":638,"height":411,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/","name":"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg","datePublished":"2021-02-18T23:16:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/232-1b3-638x411-1.jpg","width":638,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-ciidamada-farmaajo-ayaa-nasoo-weeraray-aniga-iyo-sheekh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh: \u201cCiidamada Farmaajo ayaa nasoo weeraray aniga iyo Sheekh Shariif\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156736"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156739,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156736\/revisions\/156739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156738"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}