{"id":156802,"date":"2021-02-19T17:23:23","date_gmt":"2021-02-19T14:23:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156802"},"modified":"2021-02-19T17:23:23","modified_gmt":"2021-02-19T14:23:23","slug":"sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/","title":{"rendered":"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynayaashii hore ee Soomnaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw isaga soo guuray hotelka Maa\u2019ida oo kuyaala meel ku dhaw Hotelka Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne hore ayaa xalay la sheegay in lagu weeraray Hotelka ay degnaayeen ee Maa\u2019ida, waxaana saacadihii hore soo baxayay in Madaxweynayaashan lagu godoomiyay hotelka loona diiday in ay ka baxaan.<\/p>\n<p>Xubno ku dhaw dhaw labada Madaxweyne ayaa laga soo xigtay in Hotelka si nabad galyo ah uga soo guureen ayna dib ugu laabteen guryaha ay degan yihiin oo kuyaala agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ayaa Hotelka Maa\u2019ida u degay sidii ay u abaabuli lahaayeen banaan bax maanta la filayay in uu ka dhacay taalada Daljirka , hasa ahaatee ciidamada dowlada oo xalay xoog kula wareegtay Daljirka iyo wadooyinka soo gala.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne hore mar kale u sharaxan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in warbaahinta la hadlaan kana warbixiyaan weerarkii lagu soo qaaday hotelka ay degnaayeen iyo sida ay u dhaqantay Dowlada uu hogaamiyo Farmaajo.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay rabshado iyo iska hor imaadyo u dhaxeeyay ciidamada dowlada ka amar qaata iyo ciidamo daacad u ah Midowga Musharaxiinta Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaashii hore ee Soomnaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw isaga soo guuray hotelka Maa\u2019ida oo kuyaala meel ku dhaw Hotelka Daljirka Dahsoon. Labada Madaxweyne hore ayaa xalay la sheegay in lagu weeraray Hotelka ay degnaayeen ee Maa\u2019ida, waxaana saacadihii hore soo baxayay in Madaxweynayaashan lagu godoomiyay hotelka loona diiday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156802","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaashii hore ee Soomnaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw isaga soo guuray hotelka Maa\u2019ida oo kuyaala meel ku dhaw Hotelka Daljirka Dahsoon. Labada Madaxweyne hore ayaa xalay la sheegay in lagu weeraray Hotelka ay degnaayeen ee Maa\u2019ida, waxaana saacadihii hore soo baxayay in Madaxweynayaashan lagu godoomiyay hotelka loona diiday in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-19T14:23:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/\",\"name\":\"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-19T14:23:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaashii hore ee Soomnaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw isaga soo guuray hotelka Maa\u2019ida oo kuyaala meel ku dhaw Hotelka Daljirka Dahsoon. Labada Madaxweyne hore ayaa xalay la sheegay in lagu weeraray Hotelka ay degnaayeen ee Maa\u2019ida, waxaana saacadihii hore soo baxayay in Madaxweynayaashan lagu godoomiyay hotelka loona diiday in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-19T14:23:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/","name":"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg","datePublished":"2021-02-19T14:23:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/201910263705610995682902372324531_2488023281429879_4320311971028140032_o.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-iyo-xasan-sheekh-oo-kasoo-guuray-hotelkii-lagu-weeraray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo kasoo guuray Hotelkii lagu weeraray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156802"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156802"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156803,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156802\/revisions\/156803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156667"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}