{"id":156808,"date":"2021-02-20T12:55:18","date_gmt":"2021-02-20T09:55:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156808"},"modified":"2021-02-20T12:55:18","modified_gmt":"2021-02-20T09:55:18","slug":"midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/","title":{"rendered":"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156612\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1288\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg 1288w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-300x149.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-1024x509.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-768x382.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-324x160.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-696x346.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-1068x531.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1-845x420.jpg 845w\" sizes=\"(max-width: 1288px) 100vw, 1288px\" \/><\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa waxaa looga hadlay xasaradihii ugu dambeeyey ee ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho &amp; sidoo kale dibad-baxoodii shalay laga hor istaagay.<\/p>\n<p>Qoraalkan ayaa waxaa ugu horreyn lagu sheegay in uu goluhu cambaareynayo wax ay ugu yeereen gabood-fal wuxuushnimo ah oo ay ku dhaqaaqday dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Musharraxiinta mucaaradka ayaa ku eedeeyey dowladda inay sifo sharci darro ah ku weerartay xubno ka mid ah mucaaradka, islamarkaana ku joojisay dibad-baxoodii.<\/p>\n<p>Sidoo kale golaha ayaa eeda koowaad dusha ka saaray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyaga oo shaaca ka qaaday in dambi fool xun ay tahay in ciidanka qaranka loo adeegsado dano siyaasadeed.<\/p>\n<p>Golaha ayaa intaasi kusii daray in Farmaajo uu yahay dambiile qaran, sidaas aawgeedna uusan ka qeyb-gelin karin xal-uhelida arrimaha kala guurka &amp; doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>\u201cGoluhu wuxuu u arkaa madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday in uu yahay dambiile qaran, uusan sinaba qeyb uga noqon karin xal u helida siyaasada kala guurka ah, loona diido in uu ka qeyb qaato doorashada, sida uu qabo dastuurka KMG ah\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa ay musharraxiinta mucaaradka ku goodiyeen inay wadi doonaan dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156809\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1.jpg\" alt=\"\" width=\"776\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1.jpg 776w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1-243x300.jpg 243w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1-768x950.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1-324x400.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1-696x861.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/musharixinta-1-340x420.jpg 340w\" sizes=\"(max-width: 776px) 100vw, 776px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa waxaa looga hadlay xasaradihii ugu dambeeyey ee ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho &amp; sidoo kale dibad-baxoodii shalay laga hor istaagay. Qoraalkan ayaa waxaa ugu horreyn lagu sheegay in uu goluhu cambaareynayo wax ay ugu yeereen gabood-fal wuxuushnimo ah oo ay ku dhaqaaqday dowladda Soomaaliya. Musharraxiinta mucaaradka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa waxaa looga hadlay xasaradihii ugu dambeeyey ee ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho &amp; sidoo kale dibad-baxoodii shalay laga hor istaagay. Qoraalkan ayaa waxaa ugu horreyn lagu sheegay in uu goluhu cambaareynayo wax ay ugu yeereen gabood-fal wuxuushnimo ah oo ay ku dhaqaaqday dowladda Soomaaliya. Musharraxiinta mucaaradka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-20T09:55:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/\",\"name\":\"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-20T09:55:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg\",\"width\":1288,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada - Wardoon","og_description":"Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa waxaa looga hadlay xasaradihii ugu dambeeyey ee ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho &amp; sidoo kale dibad-baxoodii shalay laga hor istaagay. Qoraalkan ayaa waxaa ugu horreyn lagu sheegay in uu goluhu cambaareynayo wax ay ugu yeereen gabood-fal wuxuushnimo ah oo ay ku dhaqaaqday dowladda Soomaaliya. Musharraxiinta mucaaradka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-20T09:55:18+00:00","og_image":[{"width":1288,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/","name":"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg","datePublished":"2021-02-20T09:55:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mucaaradka-1-1.jpg","width":1288,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharraxiinta-oo-yiri-farmaajo-waa-dambiile-qaran-mana-kaqaybgali-karo-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga musharraxiinta oo yiri Farmaajo waa dambiile Qaran mana kaqaybgali karo doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156808"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156808\/revisions\/156810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156612"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}