{"id":156818,"date":"2021-02-20T13:15:17","date_gmt":"2021-02-20T10:15:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156818"},"modified":"2021-02-20T13:15:17","modified_gmt":"2021-02-20T10:15:17","slug":"deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Deni &#038; Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156819\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Sida ay tilmaamayaan xogaha u dambeeya ee aan ka helnay magaalooyinka Garoowe &amp; Kismaayo ayaa hoosta ka xariiqaya in ay madaxda Puntland iyo Jubbaland go\u2019aansadeen in aysan qeyb ka noqon kulanka dawladda Faderaalka &amp; Dawlad gobaleedyada ee hanaanka dhameystirka Habraca doorashooyinka Soomaaliya, ka dib heshiiskii ay kusoo gaareen magaalada Baydhabo guddiyo ay soo dirsdeen dhammaan dhinacyada.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne-ba waxay soo jeediyeen sharuudo cusub oo ku wajahan arrimaha shirka magalada Muqdisho ee horey loogu baaqay, waxayna horey u diideen kulan lagu qaban lahaa magaalada Garoowe oo ay ku baaqday Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>4 wasiir oo kasocda Jubbaland &amp; Puntland, kuna sugnaa magaalada Muqdisho oo u joogay sugida Madaxdooda ayaa lagu amray in ay kasoo baxaan magaalada Muqdisho, oo ay dib ugu kala laabtaan Garoowe iyo Kismaayo xili lafilayay in ay madaxdoodu tagaan shirka.<\/p>\n<p>Sida muuqata shirka dawlad gobaleedyada iyo dawladda Faderaalka ee la iclaamiyey in uu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa markale fashil soo wajahay, ka dib caqabad cusub oo katimi dhinaca Jubbaland &amp; Puntland, iyadoo ay horey udalbadeen in lagu qabto magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Sharuudaha cusub ee la keenay waxaa kamid ah.<\/strong><\/p>\n<p>1- In ay doonayaan in kulanka lagu qabto Xerada Xalane, Tani ayaa ka dhigan in hoos loo dhigo Madaxweyne-nimada Farmaajo laguna qabso in uu ka baxo Villada oo tago Xerada Xalane.<br \/>\n2- In aysan Kalsooni ku qabin tagida Madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia). Cabsi ammaankooda ah, waxayna katimi dhanka Axmed Madoobe.<br \/>\n3- In damaanad-qaade 3aad lahelo, gaar ahaana saxiixa lagu daro Wakiilada caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay tilmaamayaan xogaha u dambeeya ee aan ka helnay magaalooyinka Garoowe &amp; Kismaayo ayaa hoosta ka xariiqaya in ay madaxda Puntland iyo Jubbaland go\u2019aansadeen in aysan qeyb ka noqon kulanka dawladda Faderaalka &amp; Dawlad gobaleedyada ee hanaanka dhameystirka Habraca doorashooyinka Soomaaliya, ka dib heshiiskii ay kusoo gaareen magaalada Baydhabo guddiyo ay soo dirsdeen dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156818","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni &amp; Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni &amp; Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay tilmaamayaan xogaha u dambeeya ee aan ka helnay magaalooyinka Garoowe &amp; Kismaayo ayaa hoosta ka xariiqaya in ay madaxda Puntland iyo Jubbaland go\u2019aansadeen in aysan qeyb ka noqon kulanka dawladda Faderaalka &amp; Dawlad gobaleedyada ee hanaanka dhameystirka Habraca doorashooyinka Soomaaliya, ka dib heshiiskii ay kusoo gaareen magaalada Baydhabo guddiyo ay soo dirsdeen dhammaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-20T10:15:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/\",\"name\":\"Deni & Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png\",\"datePublished\":\"2021-02-20T10:15:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni &#038; Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni & Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni & Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Sida ay tilmaamayaan xogaha u dambeeya ee aan ka helnay magaalooyinka Garoowe &amp; Kismaayo ayaa hoosta ka xariiqaya in ay madaxda Puntland iyo Jubbaland go\u2019aansadeen in aysan qeyb ka noqon kulanka dawladda Faderaalka &amp; Dawlad gobaleedyada ee hanaanka dhameystirka Habraca doorashooyinka Soomaaliya, ka dib heshiiskii ay kusoo gaareen magaalada Baydhabo guddiyo ay soo dirsdeen dhammaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-20T10:15:17+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/","name":"Deni & Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png","datePublished":"2021-02-20T10:15:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Axmed-Madoobe1111.png","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-axmed-madoobe-oo-uyeertay-xubnihii-kajoogay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni &#038; Axmed Madoobe oo uyeertay xubnihii kajoogay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156818"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156820,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156818\/revisions\/156820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}