{"id":156821,"date":"2021-02-20T16:17:27","date_gmt":"2021-02-20T13:17:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156821"},"modified":"2021-02-20T16:17:27","modified_gmt":"2021-02-20T13:17:27","slug":"daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156822\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far-356x220.jpeg 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far-680x420.jpeg 680w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay qabanaan banaan baxyo nabdoon oo looga soo horjeedo Nidaamka waqtigiisu dhamaaday laguna dalbanayo in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay qabanayaan banaan bax nabdoon uu xaq u siinayo dasturrka in ay qabsan karaan.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo in uu Ciidamadii qaranka u adeegsaday in uu ku weeraro musharixiinta kuna joojiyo banaan bax si nabdoon loo soo abaabulay.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay Sheekh Shariif saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida in aysan qaadan amarka Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayna qeyb ka noqon in dalka dhibaato mar kale loo horseedo.<\/p>\n<p>\u201c Waxaa nasiib darro ah on Ciidamadii aan rajada ka qabnay inay dhidibada u aasaan qaranimada Maanta nagula weeraro, ciidamada waxaa ay ku dhisan yihiin sharci &amp; dowladnimo hadii ay ka gudbaana ciidan maahan ayuu yiri\u201d Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Midowga Musharaxiinta ee kasoo horjeeda Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Farmaajo ayaana mar kale ugu baaqay shacabka in ay usoo baxaan banaan bax nabdoon oo lagu diidan yahay nidaamka waqtigiisu dhamaaday laguna dalbanayo doorasho xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_JAUM5N7kcU\" width=\"1094\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay qabanaan banaan baxyo nabdoon oo looga soo horjeedo Nidaamka waqtigiisu dhamaaday laguna dalbanayo in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay qabanayaan banaan bax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay qabanaan banaan baxyo nabdoon oo looga soo horjeedo Nidaamka waqtigiisu dhamaaday laguna dalbanayo in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay qabanayaan banaan bax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-20T13:17:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/\",\"name\":\"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-02-20T13:17:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\",\"width\":696,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax - Wardoon","og_description":"Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay qabanaan banaan baxyo nabdoon oo looga soo horjeedo Nidaamka waqtigiisu dhamaaday laguna dalbanayo in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo goordhaw Warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay qabanayaan banaan bax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-20T13:17:27+00:00","og_image":[{"width":696,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/","name":"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","datePublished":"2021-02-20T13:17:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","width":696,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharxiinta-somalia-oo-markale-ku-dhawaaqay-dibax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Midowga musharxiinta Somalia oo markale ku dhawaaqay dibax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156821"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156823,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156821\/revisions\/156823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156822"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}