{"id":156824,"date":"2021-02-20T19:59:47","date_gmt":"2021-02-20T16:59:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156824"},"modified":"2021-02-20T19:59:47","modified_gmt":"2021-02-20T16:59:47","slug":"daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156825\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nMidowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan looga hadlaayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Hotelka Jasiira ee fadhigoodu yahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu marka horey sheegay in ay ka xun yihiin tallaabooyinkii dowladda Federaalka ku weerartay Xubnaha Midowga, kuna joojisay banaanbax nabadeed oo ka dhici lahaa Caasimadda.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheekh Shariif tacsi u diray dadkii waxyeelada kasoo gaartay weerarkii dhacay oo uu tilmaamay in lagu qaaday Musharaxiin iyo dad shacab ah oo doonayay inay soo bandhigaan aragitooda ku aadan in dalka laga qabto doorasho heshiis lagu yahay.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaayay Shariifka ayuu caddeeyay in falanqeyn dheer oo ay sameeyeen kadib Go\u2019aan ku gaareen Musharaxiinta in lasii wado banaanbaxa dastuuriga, isla markaana uu yahay mid Caafimaad u ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay Shariif inay aad uga xun yihiin in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo uu Ciidanka dowladda u adeegsado danno gaar ah iyo in lagu weeraro Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo dalka xilal waaweyn kasoo qabtay.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka shalay markaan dhiseenay waan u hagar baxnay, waxaana aad uga xunahay in lasoo adeegsado ciidamadii aan dhisnay, waa muhiim ah in la ilaaliyo xorriyada hadalka iyo dowladnimada ayuu yiri Sheekh Shariif oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweynihii hore ee dalka Shariif ayaa u mahadceliyay shacabkii doonayay inay ka qeyb galaan banaanbixii ay ku dhawaaqeen oo soo bandhigi lahaa sida ay u rabaan in dalka laga qabto doorasho xor iyo xalaal ah, heshiisna lagu yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZBB485CO4NQ\" width=\"839\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan looga hadlaayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Hotelka Jasiira ee fadhigoodu yahay. Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu marka horey sheegay in ay ka xun yihiin tallaabooyinkii dowladda Federaalka ku weerartay Xubnaha Midowga, kuna joojisay banaanbax nabadeed oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan looga hadlaayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Hotelka Jasiira ee fadhigoodu yahay. Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu marka horey sheegay in ay ka xun yihiin tallaabooyinkii dowladda Federaalka ku weerartay Xubnaha Midowga, kuna joojisay banaanbax nabadeed oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-20T16:59:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-20T16:59:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah - Wardoon","og_description":"Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan looga hadlaayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Hotelka Jasiira ee fadhigoodu yahay. Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu marka horey sheegay in ay ka xun yihiin tallaabooyinkii dowladda Federaalka ku weerartay Xubnaha Midowga, kuna joojisay banaanbax nabadeed oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-20T16:59:47+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/","name":"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg","datePublished":"2021-02-20T16:59:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sh-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-ciidanka-markaan-dhisayay-waxaan-udhisay-si-hagar-la-aan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sheekh Shariif ciidanka markaan dhisayay waxaan udhisay si hagar la aan ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156824"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156826,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156824\/revisions\/156826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156825"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}