{"id":156827,"date":"2021-02-21T12:50:18","date_gmt":"2021-02-21T09:50:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156827"},"modified":"2021-02-21T12:50:18","modified_gmt":"2021-02-21T09:50:18","slug":"mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/","title":{"rendered":"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka fal-celiyey hadalkii wasiirka warfaafinta Somalia ee ka dhanka ahaa dowlada Isu Tagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Mahad Salaad oo war qooraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebooka ayaa shaaca ka qaaday in rabashadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo tallaabada xigtay ee ay qaaday dowladda aan lagu dadi karin been iyo tororog, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cDadkii la laayay iyo dambiyadii dagaal ee Jimcihii Muqdisho ka dhacay laguma dabooli karo been iyo tororog Dubbe idaacadaha ka aqriyo,\u201d ayuu yiri xildhibaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu raalli-gelin siinayo dowladaha Carbeed ee uu xildhibaanku sheegay in loo gefay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sidoo kale xusay in dalalka Carbta ay abaal weyn ku lee-yihiin shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana ay gacan u fidiyeen sanadihii u dambeeyey.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyadoo dowladda Soomaaliya ay eedeymo culus u jeedisay dalka Imaaraadka oo si adag uga hadlay rabshadihihii ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156828\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-25.png\" alt=\"\" width=\"523\" height=\"532\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-25.png 523w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-25-295x300.png 295w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-25-413x420.png 413w\" sizes=\"(max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka fal-celiyey hadalkii wasiirka warfaafinta Somalia ee ka dhanka ahaa dowlada Isu Tagga Imaaraadka Carabta. Mahad Salaad oo war qooraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebooka ayaa shaaca ka qaaday in rabashadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156829,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka fal-celiyey hadalkii wasiirka warfaafinta Somalia ee ka dhanka ahaa dowlada Isu Tagga Imaaraadka Carabta. Mahad Salaad oo war qooraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebooka ayaa shaaca ka qaaday in rabashadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-21T09:50:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/\",\"name\":\"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-21T09:50:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka fal-celiyey hadalkii wasiirka warfaafinta Somalia ee ka dhanka ahaa dowlada Isu Tagga Imaaraadka Carabta. Mahad Salaad oo war qooraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebooka ayaa shaaca ka qaaday in rabashadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-21T09:50:18+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/","name":"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg","datePublished":"2021-02-21T09:50:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mahad-Salaad-324x235-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-raalli-gelin-siiyay-dowladaha-carabta-ee-loo-gefay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Salaad oo raalli-gelin siiyay Dowladaha Carabta ee loo gefay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156827"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156830,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156827\/revisions\/156830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156829"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}