{"id":156831,"date":"2021-02-21T12:54:47","date_gmt":"2021-02-21T09:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156831"},"modified":"2021-02-21T12:56:26","modified_gmt":"2021-02-21T09:56:26","slug":"wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156832\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"444\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE-300x247.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE-511x420.jpg 511w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhaw Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay qoraal shalay kasoo baxay dowlada Imaaraadka oo looga hadlay khalalaasihii Jimcihii ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Soomaaliyeed waxaan u cadayneynaa in hadalka shalay Imaaraadku soo saaray uu yahay mid qaranimada iyo jiritaanka dalka baabi\u2019inaya. Waxaana muhiim ah dadka soomaaliyeed iney fahmaan waxa lala damacsanyahay oo ah in dagaal sokeeye ka dhaco dalka si loo xalaalaysto dhulkooda iyo baddooda oo haddaba muran la geliyey\u201d Wasiirka Warfaafinta Cismaan Abokor Dubbe<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in qoraalka kasoo baxay dowlada Imaaraadka ay muujineyso in aysan aqoonsaneyn dowladnimada Soomaaliya ayna inkirayaan, waxa uuna taasi ku tilmaamay mid meel ka dhac ah oo ka baxsan diblumaasiyada.<\/p>\n<p>\u201dWarqada kasoo baxday Imaaraadka waxaa ka muuqda in Soomaaliya la rabo in ay noqoto sida Yemen oo ay ka abuurto foodo iyo barakac , waana iska diideen umada Soomaaliyeed oo horey usoo daawaday filimada cabsida ah\u201d ayuu yiri Wasiir Dubbe.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wasiirka in warqada Imaaradaka ay muujineyso shakiga ay ka qabeen in ay hagar daamo ku wadaan dalkka , waxa uuna xusay in ay tani muujineyso markii la gaaray heshiiskii 17-dii sebtember in qaar kamid ah madaxda maamulada u safreen Imaaraadka.<\/p>\n<p>\u201dWarqadan kasoo baxday Imaaraadka ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dowlada dib u xasuusisay maalmihii la saxiixay heshiiskii 17-kii September qaar kamid ah Madaxdii heshiiska wax ka saxiixay isla maalmihiiba u safreen Imaaraadka, markii ay kasoo laabteena la yimid shuruudo cusub oo abuuray caqabado hor leh, dowlada Soomaaliya waxa ay ka fajacsan tahay colaada intaa la eg ee Imaaraadku u qabo Soomaaliya\u201d ayuu yiri Wasiir Dubbe.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in qoraalka kasoo baxay dowlada Imaaraadka uu wax u dhimayo qaranimada iyo jiritaanka Qaranka Soomaaliya, waxa uuna ka dalbaday Imaraadka in raali galin iyo cudur daar ka bixiyaan gefka ay kula kaceen Qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warkan kasoo baxay dowlada Soomaaliya ayaa kusoo aadeysa xili dowlada Imaaraadka Qoraal kasoo baxay ay uga hadleysay khalalaasihii ka dhacay Muqdisho dowlada uu hogaamiyo Farmaajo ugu aqoonsatay mid waqtigeeda dhamaaday oo KMG ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fQv57aDS0JQ\" width=\"850\" height=\"687\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhaw Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay qoraal shalay kasoo baxay dowlada Imaaraadka oo looga hadlay khalalaasihii Jimcihii ka dhacay Muqdisho. \u201cShacabka Soomaaliyeed waxaan u cadayneynaa in hadalka shalay Imaaraadku soo saaray uu yahay mid qaranimada iyo jiritaanka dalka baabi\u2019inaya. Waxaana muhiim ah dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156831","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhaw Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay qoraal shalay kasoo baxay dowlada Imaaraadka oo looga hadlay khalalaasihii Jimcihii ka dhacay Muqdisho. \u201cShacabka Soomaaliyeed waxaan u cadayneynaa in hadalka shalay Imaaraadku soo saaray uu yahay mid qaranimada iyo jiritaanka dalka baabi\u2019inaya. Waxaana muhiim ah dadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-21T09:54:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-21T09:56:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"444\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-21T09:54:47+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-21T09:56:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg\",\"width\":540,\"height\":444},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhaw Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay qoraal shalay kasoo baxay dowlada Imaaraadka oo looga hadlay khalalaasihii Jimcihii ka dhacay Muqdisho. \u201cShacabka Soomaaliyeed waxaan u cadayneynaa in hadalka shalay Imaaraadku soo saaray uu yahay mid qaranimada iyo jiritaanka dalka baabi\u2019inaya. Waxaana muhiim ah dadka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-21T09:54:47+00:00","article_modified_time":"2021-02-21T09:56:26+00:00","og_image":[{"width":540,"height":444,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/","name":"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg","datePublished":"2021-02-21T09:54:47+00:00","dateModified":"2021-02-21T09:56:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WASIIR_CUSMAAN_DUBE.jpg","width":540,"height":444},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-dubbe-imaaraadka-carabta-ma-aqoonsana-dowladnimada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir Dubbe imaaraadka Carabta ma aqoonsana dowladnimada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156831"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156831"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156835,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156831\/revisions\/156835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156832"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}